Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: REER PUNTLAND MA RAALI BAYNU KU NOQONAY???+
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

keyse

Monday, January 22, 2001 - 04:25 am
Salaan kadib.

Walaal aduunku maanta kiisii hore maaha dadkii afganbiyada wax ku qabsaday aya waxay laqabsadeen nolosha aduun weynaha sida madaxweynihii gaana ee dhawaan xukunka iska wareejiyay.

hadaba maamul ama dawlad sadex awoodood ayay u qaybsantaa

1-Awooda sharci dejinta
2-Awooda fulinta
3-Awooda garsoorka

Hadaba ma raali ayaynu ku noqonay inay sadexdaa awoodood sidii siyaad bare hal nin gacanta ugu jiraan???

Nabadeey