Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : SOOMAALIYA OO XABASHIDU KU SHEEGTAY GOBOLKA SHANAAD
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KUNI-KUNI

Monday, January 22, 2001 - 10:11 am
BAYDHABANA AY TAHAY XARUNTA CUSUB EE GOBOLKAA KA DIB MARKII DADKII EELAAYDA LOO YAQIINAY AY SI TARTIIB AH U BILAABEEN INAY CADOWGA XABASHIDA XULUFO LA SAMEYSTAAN KANIISADONA OOGA DHISO BAY.
MARKA RAGGA GAALNIMADA DOORTEY WAXAAD OGAATAAN IN AAN EELAAY IYO XABASHO ISKU SI ULA DAGAALAMEYNO MARKII DAGAALKU SI DHAB AH U BILOWDO WAXA HADDA SOCDA WAA BILOW
WIIL HARTI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 22, 2001 - 01:27 pm
tuug harti hasheegan foolkaagaa mafoowe.
dhinaca kalana h/gidiraa ku sheeganee.
waxaana sidaas kuu iri raganimo isaga dhici dadka kugu daba dhegan.