Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Somali la isuma kiindhaame maad gacanta is qabsatiin oo aa kheyrkiin wax la qabsatiin waxaa la galay Qarnigii 21aad Rabiyow Somali kaalmee
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hassan

Monday, January 22, 2001 - 04:44 pm
Waxaan la yabaa markasta oo rajo na gasho dad un
baa si cadownimo kuna dhisan qabiil ku dhaqaaq
burbur iyo dhibaato aan dhamaan,shacbiga somaliy
-eed wey daaleen mana garanayo cid wadanka wax u
qabaneyso iyo cidi waxyeeleyneyso iyo saxi lahayd
walayaal ka dhaafa taageerada internetka iyo cayda ee u duceeya in RABIGA AWOODA LEH duligan
na ga saaro