Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics: Cigaal inuu Khamriga cabo ma runbaa mise waa dacaayad
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salax

Tuesday, January 23, 2001 - 12:19 am
Dadka waxaan su'aalaya war aan had iyo jeer maqlo oo ah inuu President Cigaal cabo khamriga. Waa ceebta keliya ee ay u soo qaataan dadka raba inay caayaan duqa. Haddaba ma runbaa sheekadu? Hadduu cabo maxaa ka micna ah waayo somalida 40 percent ayaa cabta eh?