Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: BANAADIR LAND MAMUL GOBALEED
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 23, 2001 - 02:56 am
Dhamaan Dadka dega Banaadir Shabeelda dhexe Galgaduud iyo qeyba ka mid ah shabeelada Hoose.
Ayaa marka ey arkeen dhaqdhaqaaqyada dowlad gobaleysiga in ay tahay xalka kaliya ee somaali ku kala bedbaadi karto uguna bixi kart in ayiga is gumeystaan, waxaana go,aan ku gaarnay hadii aan nahay dadka dega degaamada aan kor ku soo xusay in aan ku dhawaaqi doono dowladad gobaleed la yiraahdo BANAADIR LAND , waxaan u ogalnahay in dhamaan tixgalino dadka nala dega muqdisho oo la xaqiro in aan xaqooda siino oo ka qeyb geliyo Dowlada lagu dhawaaqi doono.
Waxaan u dhisi donaa sidaan :-
Madaxweyne Mudolood
Ku xigeen Reer xamar
ku xigeen murusade
ku xigeen Jareer
Intaa ayaan ku qeybsan donaa . Dhawaan ayaan Dastuurkeeda oo hada gacanta lagui hayo soo bixi donaa.
Wixii war ah kale soo xirir Afhayeenka ururka Banaadir Intellectual movement BIMO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, January 28, 2001 - 02:48 pm
hanbalyo ayaan leenahay,
REER BANAADIRLAND.


ishii buktaay ku bikaacso,
waa arin lawada sugaayay maalmahan
waana xalka kaliya ee lagu gaari karo
dowlad dhexe ee soomaaliyeed.

NINKAAN GOBOL LAHEYNOW YEELKADAA.