    Nabadkunool | Tuesday, January 23, 2001 - 04:28 am Sida aan la socono waxaa dhowaan 26-1-2001 lagu dhawaqayaa maamul gobaleed la yiraado GREAT JUBAland oo kale ah isbahaysi ay yelanayaan Bulshaweenta degan gobalada BAY,BAKOOL,GEDO,sh/hoose,jubada dhexe iyo jubada hoose. waxaana si buuxda u taageersan Qabilooyinka kale ah Raxaween,Mariixaan,Majeerten,Ogadeen,Biyomaal, sheegaal,abgaal,xawaadle iyo inta nabada jecel. Waxaana si cad uga horjeeda Qabiilka H/GIdir Su`asha waxaa weeye maxaa H/gidir ka quseeya gobaladaa? waayo ma degto gobahaas aan soo shegay Waxaan kaloo aqristoow ku waydiiyey soo tii ARTA lagu hashiyey maha in 3 sano ka bacdi federaal la qaado? tani soow horudhacii federaalka maha |
    baxar | Tuesday, January 23, 2001 - 06:27 am waa arin dhab ah,laakiin jawaabta aniga ma hayo |
    wiil gadood | Tuesday, January 23, 2001 - 08:07 am soomaaliya dowlad ayaa ka jirto. dowlad goboleed wax layiraah dana ma jiraan.. qabiilooyinka iska leh. gado. jubada dhexe iyo jubada hoosana waxay tageersan yihiin dowlada soomaliya.. bay iyo bakoolna cabdulaahi deerow iyo waxgaradka beshaba waan aragnaa.. dabadhilifka itoobiya iyo adiga toona kama dhisi kartaan wax aan sanado kahor diidnay. iyo kala qaybin dalkeena hooyo.. soomaaliya hanoolato. ha is raacdo. waxaan kaloo kuu yeegayaa dacda beejka furtay kalatag darbiyada qurunka iyo dib usocod nimada.. |
    GEBRE | Tuesday, January 23, 2001 - 09:01 am Gabre, Waxaan ku nolahay dalka Sudan waxan idin shagya in Bay ay tahay qeyb ka mid ah gobola 5-aad ee ETHIOPIA marka waad mahadsan tihiin sida aad ula shaqeyneysaan waalaalihin ETHIOPIA dib u soo celinta qeybtaas iyo dadkaa naga maqnaa ee ETIOPIAN-ka ah. Dadka ku dhaqan Bay waa anaka mar labaad waad mahadsan tihiin waana idin garab joognaa sidii aan idiin taakuleyn laheyn ood walaalahiin ugaga mid naqon leheyden Bye all |
    burcawi | Tuesday, January 23, 2001 - 10:02 am nimaad taqaan kumaad tahay lama yiraahdo,oo hadda ma waxay kula tahay in moorgan si xarrago ah uu baydhabo u dhex mushaaxikaro? haddii jubalan iyo riverland iyo south somalilan la dhoodhoobo?..alloow adeey ku leedahay ...wanted...live or death...morgan has been on the run for years and he will stay like that forever...dadka raxan weeyn danbey wataan majeerteenna danbuu wataa laakiin ogaadeen is the looser. |
    jubalander | Tuesday, January 23, 2001 - 02:27 pm Taageerayaasha great jubaland waa anaga oo kala ah melez zinawi Shaati guduud abdullahi yusuf the amhara nation the tigray nation and all our great friends. Waxaan ku farax sanahay sida geesi nimada leh ee dadka deegaankan lihi ay u muujiyeen sida aysan ugu diyaarka ahayn dowlad central-ah oo somalia yeelato ayna u doorteen in ay walaalahooda ethiopia wax la qayb sadaan. great jubaland guul guul |
    Anonymous | Wednesday, January 24, 2001 - 12:58 am jubaland waa soo socotaya,maxaa ku xigidoona |
    wiil gadood | Wednesday, January 24, 2001 - 06:00 am waxaanla yaabanahay doqonka lunsan dameerka u raran.. nimanka dhiigya canyada ah ee dantooda mooyee midkale aan aqoon waxaa ka xun shacabkan indhaha la ee iska hor ordaye wixii la sheegaba.. waar cidlaad ka raran tihiin ee is qaboojiya.. jubaland iyo dhilo land toono hirgali mayso |