Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Abdulahi haaa maanta gacan kuhayaa ,Shatigaduud inta deerow wax noqon lahaa gow iyo gash maleh Morgan Waa jaaniski u danbeyay Omar M Wili Ma fahmin Gabyow Madhammaday shirki
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hassan

Tuesday, January 23, 2001 - 01:53 pm
WARYAAYA DAD IYO DAL WAXBA UMA HEYSAAN EE FADLAKUM NAGA DAAYA LUGOOSYADA HADDII AAD WAXQABANEYSAAN HORAY BAAD WAX U QABAN LAHAYDEEN
SHIRKA Djibouti intaas baa la idnka wacayay oo
intiini tagay ayaa maanta ku tilmaamay in ay
ay yihiin war dhaartu ku qabatay abdulahi dowlad
ayuu la dhisay generaal aydiid hadan midbuu gooni
u dhisay wayaa beer laawe na daa