Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Dambigii ugu weynaa 10-kii sano ee dagaalka sokeeye
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ina ciideed

Tuesday, January 23, 2001 - 02:36 pm
kuwaa dad nool duugay
kuwaa laami karaya dad ku riday
kuwaa kabo dacas ah dad ku dilay
kuwaa gabdho caruur ah fara xumeeyey

Yaase ugu dambi badnaa aragtidaada?
Aniga waxay ila tahay waxaa ugu dambi badnaa warlords-ka shisheeyaha wadanka kusoo diray iyo kuwa damcay inay wadanka kala goooyaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fariid

Thursday, January 25, 2001 - 11:25 pm
s/c
sxb waxaan kugu raac sanahay in ay ugu daran yihiin in kuwa wadanka kala gooyay ama cadawga kusoo hogaamiyay.

kuwaas oo dagaalo sukeeye iyo dhibaato cusub oo intaad soo sheegtay le eg inay hadeer dib u abuuraan radinayo..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI

Friday, January 26, 2001 - 08:25 am
AWALBA CAQLI INEYDAN LAHEYN WAA LEYDIN OGAA. WADANKAAGA IYO SOMALINIMADABA FUDADA ISKA GELI. INA CEYDIID MA ADAA MAANTA KA HADLAYA SAX IYO KHALAD? SOMALIYA WAA DHUL QOLOBA INTEY KA DEGAN TAHAY AYEEY KA LEEDAHAY WAX SOMALINIMO LA YIRAAH MAANTA MA JIRTEE TAADA WAX U QABSO MOORYAN YAHOW KANA BAX DHULKA AADAN LAHEYN.ADIGOO HANTIDII UMA WELI DHEX DEGAN HA ISKU HADLIN. MAXAA BARAWE KU DHIGAY MAAD HOBYO TAGTID IYADUBA BAD WAA LEEDAHEE. MISE XAARAANTAA KAALA MACAAN XALAASHA?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

run sheeg

Friday, January 26, 2001 - 11:53 am
aryaadha,dadku ma waalanyahay mise woow soo wataa?
xaa indhaha laykaga tuuraa,ma arladaan aa arla laahi waasacan ahayn,ya bal adigu intaad rati baruur ah qalato car wir libaax ku hor cun,nabee waa kugula dhegaa aasowna kaa baadaa,ya habar gidir waa libaax,ee marna ha isku deyin in aad barwaaqo ku hor dhuuqdo isna qorax kuleeyl geel ku raaco,majeerteenoo kun ah aaba taas ka soo cararay oo kismaanyo sheegaa ee saay kaa naqatay,ma habargidir oo laba milyan kor u dhaaftay aa rab cidlaa ku heree?.arreey nin xoog lahaa xaajo u toostaahe nimankaas hishiis ku day iyo wax isla qaybi minaad illaaheey nabad ka rabtaan,ma diideen ya qaxitaan hor leh ma loo diyaar garooboo.yaayaa.