    Deeq | Tuesday, January 23, 2001 - 03:04 pm Hogaamiyaha SNF Generaal Cumar Xaaji Wuxuu ku guuleystay mudadii yareed ee uu Xamar ka soo maqanaa: 1) In uu mujiyo in Sade la'aantiis Soomaaliya dowlad ka dhismi karta ayasan jirin cidi quursatanna ey eedi donto. 2) Wuxuu beesha Sade ka badbadiyay ISOLTION kagga yimaadda isbaheysigga beelaha la dariska ah oo Xabashidda gacan sarka la leh walina qarkood aysan iloobin Kismayo wixi ka garay. Sidaasna waxaa ku badbaaday dad iyo dunyo badan. 3) Wuxuu ka adkaaday kana guul helay dhuuniraca ku beesha ah ee ka feer hadli jiray orana jiray anagaa beeshaas hogaminaiyagoo u xilanaya hunguri. |
    Puntland | Sunday, February 04, 2001 - 07:34 am hahahahahaha war Mareexaanoow waa la idin ogaaday walaahi awalne waxad so baxdeen 1960kii ka bacdine waxaad kusoo caan baxdeen idinkoo dowlad eh oo ceebtiina weey qarsaneed walaahi laakiin hada waa la idin soo ogaaday inaad dadka soomali ugu dabaal san tihiin oo wadankoodii amxaaro faraha ka galiyay iyadoon gumeeste kale kale meesha sooba galinin, marka idinka hadaan ani ahaan lahaa maba hadleen, ee iska aamusa anaa walaalkiin oo Daarood ehe ceebtiinane eey i dhibeeysaaye |
    Ballanbale | Tuesday, February 06, 2001 - 12:59 am To Puntland & wixii la fikrad ah, Saaxiib waxaad wadaa faanfaankii majeerteenka iyo bootadii. Marka hore Mareexaan Majeerteen Daarood lama ahan. Waxaan usu nahay ma jirto waxa naga dhaxeeya waad ogtihiin. Mareexaan waligiin gaarimeysaan, tayana kuma gaartiinee orda islaamaha iyo guryaha bowdkooda ka hadla, sidaas ayaad taqaaniine. 10 sano soomali waa aay isbaratay. Hawiye dhexdiisa is baray, qabiilo badana oo lagu tuman jiray sida Digil & Miraf oo horay loo aqoon jirina hadda cid u dhowaan karta oo shillimaadka ka furan karta malahan, waa lawada is arkay, lana is-tijaabshey markaa cid cid ku deg degi karta malahan. Mareexaan cayaarta si fiican ayuu uga soo baxay, wuxuuna ku kasbaday RESPECT weyn, hawiye u yimid ayagoo is wata balaayo ka raacday, Raxanweyn ayaa finig-finig bilowday waa la ogaa tii la marshay. Majeerteen xaggee kulayl ka arkay? waligood dadka inta gadaal ka maraan ayaa hadlaan. Saaxiib Hawiye boosaasó ma soo gaaro oo tol badan ayaa idinka xiga, Isaaq Boosaaso sooma gaari karo oo tol badan ayaa ka xiga. Markaa halkaas ka catatableeya. Mida kale Gaalkacyo ayaad wax ka qaban lahaydeen haddii aad wax haysaan. Inta aad Kismaayo UN-ta ku dacwooneysaan maad Gaalkacyo wax ka qabataan. Hawiyaa misna Kismayo qabsaday, Majeerteen wa ka kacin waayeen, Ogaadeena habargidir ayuu markaa la socday. Talo waxay noqotay in Xoog & cudud Mareexaan loo raadsho. Jaalle Mareexaan yimid Kismaayana gacanto usoo gashay Daarood. Waa Majeerteen iyo qiyaamadiisiiye (doqon) waxaay bilaabeen siyaasad xun oo aay is-dheheen wax baad ku heleysaan. Waxay bilaabeen wax la yiraahdo "HARTI" oo aay toodii iyo kuwii kale ee ku raacay "HARTI" qadiyadoodii uga cayaareen. Mareexaan laga saar, weliba si fool xun. Soo hub aruursade, magaalda korkeeda ayeey fariisteen, "War daba'aa heedhe Mareexan ma annagoo HARTI ayuu wax naga qaai, belo war u sheega" mudo kadib wixii ka dhacay waa la ogaa oo xabashi iyo Kenya ayaa loo galay, magaaladii gacanta u soo gashay jaale Sade & Co.. Mareexaana danta ayaa ku kaliftay in aay Hawiye soo kaxeystaan markii "HARTINIMO" kismaayo looga saaray. Maalintii Kismaayo la qabsaday ayaa maqalkeedi iigu dambeysay. Adeer PUNTLAND haddii aad dhimaneyso dhareerka waa la iska duwaa. Kismaayo waxaa kaa xiga adoo cududaada ku qabsada. Iska daa UN iyo EU-da aad u dacwooneysaan walleysan Kismaayo idiin soo dhicinayn. Mida kale Kismaayo ma idinkaa iska leh?. Saaxiib Kismaayo waxaa iska leh Soomaali oo dhan, cid cid u diidi kartaa malahan, cid cid ka xigsan kartaana malahan. Markaa Saaxiib ma maqashayt... ..Dadkaada dhinac ka raac hooy hooy dhinac ka raac yaanad dhuminee dhinac ka raac hooy hooy dhinac ka raac Wiil Sade |
    Facaye | Sunday, February 18, 2001 - 11:27 am Walaalahay Habartaa Majeerteen Jawaab kale maleh aan ahayn ta uu Wiil Sade u sheegay. Hadii ay doqoni wax fahmayso, way ku cimri qaadan lahaayeen waxa uu Wiil Sade usoo taariikhooday. 1960kii ayay Majeerteen uga cadahay waayo inay xukun sii wadaan ayay jeclaan lahaayeen, laakiin kolkii Aabe Siyaad xukunka kala wareegay, wuxuu iyaga iyo wixii lamid ahaaba baray Soomaali oo idil, tusayna fikirka ah in Soomaali ay isku mid tahay. Taas weeyaan waxa Majeerteenka jiran ka seexan la'ayihiin waxay wali rabaan inay Gumaysigay dadka daciifka ah ku hayeen ay iska sii wataan. Balse anaka iyo wixii sinjiyadoodu wacan tahayba waanu diidnay. ..........Waxaad ogaataa Daaroodka aad tihiin inaynaan anaga Mareexaan aanan idinla ahayn Majeerteenoow. Laakiin aanu nahay dad idinka sinjiyad wacan, waligoodna Soomaalinimada ka doorta cadownimada, munaafaqnimada, iyo mucaarad nimada ( Waxaa Majeerteen lagu bartay ) ilaa iyo intii ay jireenba. Ana Mareexaan ahaan waligay Gumaysi la dirir iyo Soomaali wayn u dirir ayaan u dhiman ilaa iyo Helyeeygeenii Axmed Guray. Wiil Facaye |
    abdul22 | Tuesday, February 20, 2001 - 02:53 pm salaan kadib, waxaan aad ula yaabey dadka qorey maqaalada ka hadlaya dhibaatada dhextaal beesha Mareexaan oo aan ku abtirsado iyo beesha Majeerteen oo markaan akhriyey waxa dadkaasu qorey aan ka hadlin sidii ariintaan afgarad looga gaari lahaa balse aad moodo in la soo bandhigey canbaareen iyo anaa kaa fiican iyo waad iga liidataa oo aanan fahmeyn sida ay wax uga tareyso dib u soo celinta kalsoonidii labadaas beelood oo ku wada abtirsada Daarood, si looga gudbo is mariwaaga ka taagaan xaalada kismaayo iyo tan wadankaba guudahaan, marka waxay aniga ila tahay in dad waxgarad iyo culumaa,udiin ah kana tirsan labada beelood ay bilaabaan wadahadal qoto dheer oo lagu turxaanbixiyo gafafka lakala tirsanayo oo dhinac walba ka galey kan kale loona baahan yahay in wax laga qabto, loona gudbo waqtigii la iskaashan lahaa, waayo lama kalamaarmo deegaan ahaan iyo dhaqan iyo diin ahaan oo falalka hada lagu socdo meel looga dhacay, walaaltinimadii ilaahey na farey, sidaas oo kale beelaha kale ee wax kala tirsanaya baan ugu baaqayaa, hana laga gudbo caayda iyo hanjaabada aan ku qotimin caqli suuban, waxaan ku soo gabagabeeynayaa Soomaliyey aan iska deyno qiirada qabiilka meesha xun na dhigay.nabadgelyo |
    Ogaadeen Absame | Monday, March 05, 2001 - 12:54 pm Waxaa wax lala yaabo ah in Mareexaan, Midgo iyo Majeerteen ka wada hadlaan qadiyada kismaayo. War Somaliyeey maxaa runta indha looga qabsan. Kismaayese maxaa Mareexaan oo quule inuu cuno aanu ku ogayn uga hadlayaan. Kismaayo waa magaalo Absame ama kunax ama ku farah. Inta yar ee mareexaanka ah ee hadda meesha joogtana Ogaadeen iyo Ahmed Cumar Jees ayaa inay kismaayo tagaan sabab u ahaa isage oo markaa codowga koowaad u arkayay ninmanka doonyaha Cabdirashiid Cali Sharmaarke uu ku keenay. Balse Mareexaanow waxaad ogaataa in aan horta waa mide: 1. Kismaayo aysan quule la cuno lahayn 2. Kismaayo aysan magaalo kuu noqonaynin 3. Baardheere ayaad idinka oo afwayne hub iyo rasaas idinku dal dalayo ka qaadateen Cawlyahan, oo aanaan wali iloobin. Kismaayo ayaad hadda u hanqal taagaysaa. 4. Kismaayo majeerteen iyo Moorgan ayaa eeday. Waad ogtahay haddi aysan Belguim ku naga eexan, meesha oo Moorgan fadhiyay xiligaas isaga ahaa ee absame midaysnaa. Taariikhdu waa dhaxal, ilamana kuqaman inaad Ogaadeen isku soo jeedisaan oo aad afka aad quulaha ku cuntaan Kismayoo ku carabowdaan. Miyaad hilmaantay, gabaygii ninkii Iidoor ee Gabayaddii gubaad ku jiray ee ahaa "War Ogaadeenku waa gama'san yehee gamasyo ha udhiibin". Ilama qumana Mareexaanow inaad Kismaayo arinteeda ka hadashaan. Nimanka gaagaaban ee dhabayaco meesha waa ay nala daganaayeen xaqiiqda kismaayana waa ay ogyihiin marka wadadii ay mareen ha marina. Waa iga talo. Sidaa iyo nabaadiino iyo dood caafimaad qabta. |
    TANADE,DARBI DAAROOD. | Monday, April 02, 2001 - 11:47 am WAXAAN CAJIIB AH HORTA (MAJEERTEEN)mA`AHAN WIILKII GARACA AHAA EE NAAGTII FADARADA AHAYD AY WADATEY FIDNADII &GARACII DHIBAATADIISII SOO MAHAN WAXA MAANTA SOOMALI HOOGA BADEY!!, MIDA KALE DHIBAATO IN AY KA SHAQEEYNAYAAN MA`AHANE MIYAYSAN ALLE KA CABSANEYN ILEEN GARAC WAAGARACE ANIGU WAXAA IGA TALO AH IN LA TAKOORO ,WAAYO DAB INAY SHIDAAN MOOYEE IYAGOO WAX QAYR KATALINAYA LAMA ARAG!!! MIDAKALE U FIIRSADA WAXAAD BALAAYADA INAY BARWAAQADOOD TAHAY,ADUUNKANA WAXEY UGU JECELYIHIIN BAASKA ,BALAAYADA HOOGA,BA`A,&BALAANBALKA.INTAAS AYAA BARAKO U AH,SOMAALIYEEY BAL BAAS-ABUURAYAASHA MAJEERTEEN DHAHA SOMAALI QAYR BAA UDHASHAY WAXEY KU ORANAYAAN KHAYR`AAA GURIGEY BA`A MAANTA MAFADHIBAA IIYAAL ,WAXEY UYEERANAYAAN IN ALE INTII JAHANABO LAAGU BISHAAREEYAY ,MAXISHOODAYAAL MARKEY (JIQKUTAHAY DAAROOD KU TAAHAYAAL). ALLE AQOOD DARBI DAAROOD, (TANAAAAAD AAMIIIIN). |
    TANADE,DARBI DAAROOD. | Monday, April 02, 2001 - 12:12 pm WAXAAN CAJIIB AH HORTA (MAJEERTEEN)mA`AHAN WIILKII GARACA AHAA EE NAAGTII FADARADA AHAYD AY WADATEY FIDNADII &GARACII DHIBAATADIISII SOO MAHAN WAXA MAANTA SOOMALI HOOGA BADEY!!, MIDA KALE DHIBAATO IN AY KA SHAQEEYNAYAAN MA`AHANE MIYAYSAN ALLE KA CABSANEYN ILEEN GARAC WAAGARACE ANIGU WAXAA IGA TALO AH IN LA TAKOORO ,WAAYO DAB INAY SHIDAAN MOOYEE IYAGOO WAX QAYR KATALINAYA LAMA ARAG!!! MIDAKALE U FIIRSADA WAXAAD BALAAYADA INAY BARWAAQADOOD TAHAY,ADUUNKANA WAXEY UGU JECELYIHIIN BAASKA ,BALAAYADA HOOGA,BA`A,&BALAANBALKA.INTAAS AYAA BARAKO U AH,SOMAALIYEEY BAL BAAS-ABUURAYAASHA MAJEERTEEN DHAHA SOMAALI QAYR BAA UDHASHAY WAXEY KU ORANAYAAN KHAYR`AAA GURIGEY BA`A MAANTA MAFADHIBAA IIYAAL ,WAXEY UYEERANAYAAN IN ALE INTII JAHANABO LAAGU BISHAAREEYAY ,MAXISHOODAYAAL MARKEY (JIQKUTAHAY DAAROOD KU TAAHAYAAL). ALLE AQOOD DARBI DAAROOD, (TANAAAAAD AAMIIIIN). |
    Anonymous | Sunday, April 08, 2001 - 12:14 pm aniga oo ah nin mareexaan ah wagardhac waxaad aad iyo aad kaga xumahay qadyad la,aanta mareexaan waayo shirkasta oo somali weyn la isgugu yeero maxaa mareexaan kaqadiyay , aaway generaladii mareexaan cumar xaaji masale ,maxamed xashi gaani sacid farax gooje miyeeysan ogeen in aysan qoomiyad utaaganyihiin, israac wada jir iyo kismaayo |
    hartiman.mj | Monday, April 09, 2001 - 10:52 pm kanaxow fatta waa. horta nin nasiible baa majeerteen kadhasha taas ogaada tanlabaad arinta Kismaanyo hadii harti kabaxy Kismaan oo aad cadow kunoqoteen maxaad nimaankii shalay naagihiina kusanayay oo Habargidir ukeenteen maad idinku haysataan oo aad maa mulsamaysataan hadad dadtahiin waatan airpork iyo dakaddiiba xirmeen, kismaanyo waa 2 mid kood in harti idinku maamulo iyo Harhagir idinku maamusho wax kama dhaxeeyaan taas ogaada alaa idin baday maxaan idiinsameeyaa ianigu majeerteen la aan waa abaar taas waxaa daliin uah laykase matarme iyo mareexaan jaahil ba waa nagu dhexnoolyahiin oo dakadayada ayay iticmaalaan manalayno waa kaxishoonaa waxaa see yaableh Hawiye waa idinwasay ilaa hadana waa idinwasaa maxaa majeerteen dagaal waa hore idin dhex maray udabaajootaan walitaan tan waaxaa iska leh matarme laylkase hadii aan Mareexaan ama ugaadeen isdaagaalnay adigu iskamakay calinkartide maxaad la oynaysaa Gabay dagayso Dhagol Hadaad ficil hanaasiday asaad hilin kariwayday ma afkaad ku ciilbix cidlaad kahanjayase, Hadba waxaa kusoo gacan sii aan kuu haraatiyaye! Nin waalkiis doorsay lihaah darajo siinwaaye akhiro dalaal male hadii loo kitaabdayaye doqonlayay kakaca meesha aad daycayda laalaadin hadii kale haluula kujir habad ahaantiina Kabaro hartii gabayo hadii kale afkaaga xiro |