Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: A/QSIM WAR HEE DHEH GALR SEE XAAL YAHAY ,GALR A/QASIM ADIGU XOOGA SAAR MUSE SUDI INTA KALE WAX TARMAYAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hassan

Tuesday, January 23, 2001 - 05:01 pm
Waxaa xaqiiq ah in Dr.A/qsim iyo Prof. galyr ayman dhib aan la qiyaasi karin ku hayaan arinta
ka socoto Baydhabo,tan 1- Baydhabo waaba magaaladi
shirki carte lagu go´aansaday in dkmka ah degto
hadda waxay u muuqata in ay xarun u noqotay
waxay dhabar jab ku tahay Afhayeenka deerow iyo
wasiirada ka ka soo jeeda goboladaas 2- waxaa
shirkaaso shaki galinaya xalaalnimafda dowlada
oo shirki carte la go`aansaday kuma jirin in
dowlada sii joogto xamar 3- Waxaa inta ka sii
daran Dowlada Djibouti oo rajadeeda qarka lulata
waxaa dhici karta in xiriirka Djibouti iyo adis
ababa ayan dhinac wax u wada wadin Shacabka somaliyeed arinkooga waxay gacanta ugu jiraa ragaas