    Bashir | Wednesday, January 24, 2001 - 02:39 pm Somaliland ama Somaliaya inta somali degto meesha ugu qurux badan waa Ceerigaabo. Yaa dood ka qaba. |
    amal | Wednesday, January 24, 2001 - 02:55 pm Indhihii basaasoow Boorame ma aragteen. Borama is number one |
    Tanade | Wednesday, January 24, 2001 - 09:23 pm goldogob is best city in somali becasue it was growing since 1991. its well civlized city and religious. welcom to every body. its not recist city. you can make your life worth. somali hanoolaato. Somalliyee tageera wadankiina ku taageera qabiil ku taageera is jaceel ku taageera dagaal. isa shumiya hadana is dila. that is our part of our culture. die for respect and respect others. win like man. face your fear. face the reality. face the reality. study hard work hard stand haard. be a man. be everything. prey to god and eliminate your enemy that is verses of quraan kariim. kill the goats and show some respect. at same time raise the goat and make it worth. goldogob is somali city every body si welcom bye bye |
    Tuug | Thursday, January 25, 2001 - 07:58 am I will vote for Buuhoodle it's bigger and better. |
    Mahad | Thursday, January 25, 2001 - 01:15 pm Bashir; I agree with you, Ceerigaabo (Erigavo) is simply the most beautiful town in Somaliland. Second comes Sheikh and third is Berbera with its magnificent beaches. In the future, Berbera is gonna become the best city and most visited, coz currently the luck of infra-structure set it back. Don't forget, in 10years time insha allah, there will many of the famous "Bada Cagaha soo Gali" Hotels on this beach side city. |
    cadaaladda | Thursday, January 25, 2001 - 11:09 pm bashiir ayaan ku taagery waa ceergaabo magalada ugu quruxbagan somali oo dhan dhulkeed bal buurta daalo soo booqo iyo beerha dayaxa iyo xamaas!!!!! |
    SAYLICI | Friday, January 26, 2001 - 05:07 am It is SAYLAC!!"" !!!!!!!!! |
    Badhan | Friday, January 26, 2001 - 11:56 am Cerigavo waxay ka mid tahay magaalooyinka Puntiland State Of Somalia.In ay qurux badan tahayna shaki kuma jiro. Daaloo dusheedii daruuhu mirtaanoo badu dhinac ka dabartoo dirir gaaxday midhayoo danabkiyo hilaacii isu daba mareenoo......................................... |
    Nin Ka Yaabay Doqon reer Dhilo ah..lol | Friday, January 26, 2001 - 08:08 pm Salaan, lol walaahi intaan froumkaa imanaayay waxa iga qosliya kuwaas reer Dhilo..lol kan le Ceerigaabo waa puntland eega..lol hada magaalada waxa wasa nin H.Yoonis ah..lol ma gabadh tolkiina ah ayuu ku wasaa maxaa ka dhigay..bakhland..lol waar ilay guuni waa guun..waar car Caynaba ood lahayd xorayso..car..lol lol bye walaahi waan ku raaxaystaa..lol |
    GirL15 | Sunday, January 28, 2001 - 07:05 am Hargeisa!!!!Ma Home-town Ma Cityyyy....Sing With Me Hargeisa-Lovers 2 live and Die in Hargeisa itsz Tha Place To Be...U gotta Be there 2 Know It Everybody Wanna Seeeeeeee Saluttttt |
    Qoolcaday | Sunday, January 28, 2001 - 11:08 am Salaan kadib dhalinyaro sifiican bay u socdaan shekada iyo hasawuhu laakiin ka ilaaliya cayda Taariikh ma haysaane bal dhagaysta Taydana waa kaftan WAAYEEL sxbiyal Barbaaaaaaaar caaafimaadiyo Beertii xoriyadaaay Bara-caafimaadiyo guri laysku Baaaaaaaaaaantaaaaaaaaay Baxsaneeeeeeeeeeeeey Hargaysaaaaaaaaaaaa kaaa gudoomay Baaaaaaaaaaaaqeeeeeeeeee Hargeysaaaaaaaaaaaaaaaaay Hargeysaaaaaaaaaay Hargayseeeeeeeey ka Dheeliyin ka Dhantaalmin waligaaaaaaa iyo qaar kaloo badan waa magalada ugu Heeso badan in somaliland and somalia Laaiik waxaan leeyey all somaliland cities Ha dheeliyina waligiin long live to somaliland |
    bashir | Sunday, January 28, 2001 - 09:21 pm Sheekada anigaa furay markaa saaxiibayaal ha ka waalina. anigu reer ceerigaabo ayaan oo ku soo koray, uma jeedo dhinaca qabyaalada,wax ku soo bartay; dunida waxaan maray ilaa in ka badan sodon wadan oo weli ma arag meel la mid ah Ceerigaabo ama qaybo badan oo sanaag ah, dhinaca goliska ama maakhir coast,ninkii garanayaa ayaa garanayee. waxaan ka hadlayaa quruxda, hawada, iyo bilicda. Natureka meesha waa nooc gooni ah. Somalidiina kale haddii la idiin ogolaado ka dhista aqalo oo dega. what a magnificant place to come from. Bashiir. |
    UBAX | Thursday, February 08, 2001 - 10:40 am SALAAN HARGAYSA NIN ARKAY UUN BAA YAQAANA 2 HABEEN JJO KAGAMA SHEEKEENKARTID BUURAHA CAANKA AH EE KU WAREEGSAN IYO BEERAHA KU WAREEGSAN HARGAYSAAY MEEL NAFTA LOOXISHAAY HARGAYSAAY INDHAHA NUURKEEDAAY HARGAYSAAY MEELKALE NAFTU MIYAY KUSAMRAYSAA HARGAYSAAY MAGACAAGA AFKU MIYUU DHIGAYAABA WAA HEES CUSUB OO SOO BAXDAY MIDHO KU JIRA ANOO HARGAYSA ARKAAYA MIYAAN BARAAKO KUDOORSAN KARAA HAWADEEDA BA MIYAAN HABEN QUDHAKA QADI KARAA WAXAA TAA UMARAG AH DADKII GOBALADAA KALE DAGAYAY IN AY NAGU CIRIIRIYEEN MAGAALADAYADII ADEERAYAAL REERKA WAXAA LOORARAA MEESHII DALSAN EEBARWAAQA AH QURUXBADAN HAWO WANAAGSAN HARGAYSAAY NABAD,HAWO CAAFIMAAD IYO DHULQURUXDII BAAN KU GU OGAHAY |
    fariid | Tuesday, March 13, 2001 - 03:48 am war maxaad ku hadleysaan isla yaabab doqon qasta ayaa og burco in ay tahey magaalo tariikh leh waa mesha la ga xukumi jirrey somaliland waana meshaii 1991 la ga ga dawaaqey somaliland withouth burco we would not be somaliland nac nac da ka daaya mesha hada oo isla yaaba burco baad u dhalatoo biyi waayo xaalsii ba la yiriye |