Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: GEERI (ABDULAAHI YUSUF AXMED) OO LUGU TOOGTEY BEYDHABO...
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaagaale

Wednesday, January 24, 2001 - 11:05 pm
Warar rasmi ah oo naga soo gaaraya magaalada beydhabo ayaa sheegaya in madaxweynaha puntland col. Abdulaahi yusuf axmed lugu toogtey magaalad beydhabo ee gobolka baay.

Wararku waxy intaa ku dareen in uu markii ay xabadu ku dhacaysey uu la shirayey Gen. Morgan, waxaana la sheegayaa iney Gen. morgan is hadal dhaafeen.

Waxaan tacsi u direynaa marxuunkaa iyo eheladiis gaar ahaan dadka cudur maxamuud oodhan.

Waxaan filayaa in ma hadii cabdilaahi yuusuf meesha ka baxay iney puntland hagaagi doonto.

Waxaana rajeyneynaa in Xasan abshir uu madaxweynaha puntland noqon doono.

Waa guul puntland......(iyo ciise riyoole gaarey)...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaalkacyo

Wednesday, January 24, 2001 - 11:33 pm
Geerida aad soo qortay waa been. Cabdullaahina markii ilaahay u qoray buu dhimanaya, ilaahay wuxuu yiri kuli nafsu daaiqatul mawt. adiga sidaas u hadlaya in aad ka hormarto baa laga yaabaa. ilaahay cimri dheer iyo caafimaad ha siiyo
madaxweynaha Puntland, cadowgiisana xaqa ha tuso, isagu waxba uma qabee.

Wa bilaahi tawfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAQIIQLOW

Friday, January 26, 2001 - 04:10 am
waxaan jeclaan lahaa inay geeridiisa imaato sidee ay ummada PUNTLAND u baadbaadi lahahayd CABDULAAHI WAA SHAQSI DICTATOR AH CALOOSHIISANA U SHAGAYSTA . MAJEERTEEN ISKABA DHAAF CUMAR MAXAMUD DHEXDIISA AYUU SII KALA SAARAYAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cige

Friday, January 26, 2001 - 05:02 pm
His death is too good to be true. Waar dee ma AIDSkii la sheegayey inuu Ethiopia ka soo qaaduu u dhintay ? Dee idinka isla Puntland ah ayaa warkaa la idinka maqlay, dhimashadiisa iyo AIDS inuu qababa.