Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: Shirkii Soomaalidiid.Beenaale,Sharaflaawe,(Ku dhamaadey burbur Iyo Aflagaado xun)baydhabo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahad

Thursday, January 25, 2001 - 07:32 am
Saxiib

Ilaah ayaa mahad leh ,maanta waxaa cadaatey
in shartii ay rabeen in ay keenaan, ilaah dhexdooda
ka dhaliyey,shirkii munaafiqiin oo burbur ku dhamaadey, kadib markii shacabka reer baydhabo ay
diideen in wax tageero ay u hayinin shirkaa uu yahay shirqool leyku diraayo soomali, wax guul ah
aan laga fileen,waa shir Baas ,abuur

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qayaadsame

Thursday, January 25, 2001 - 08:35 am
to mahad ma istaaheshed in laguu jawaabo
waayo waxaadku hadlaysa afkii ina salaad ba,aaye iyo wixii raacsanaa ee meesha nacanacda kalatag

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 25, 2001 - 03:56 pm
mahad is •••• habar moryanis