Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Qabiilka Ugu Liita Soomaali Waa( majeerteen) Sabatoo ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Darood

Thursday, January 25, 2001 - 07:45 am
Walaal
Waqtigaa kuu sheegayo in ay sharaf laawe yaal yihiin, xaraanta jecel, dulmi badan aan xishooneyn mar walbo soomaali dib u dheceeda ka shaqeeya iskama qabtaan midkooda xun,tuugooda
Maanta waxaa yaab leh in C/yusuf uu iibiyey
sharafkii ay lahayeen wuxuu dhacay xoolihii shacabka, si aan loola xisaabtamin ayuu marwalbo
adeeg sadaa isku dir soomaali dhexdeeda,ma ii sheegi kartaa waxa geeyey baydhabo aan ka eheen
in la iloobo( 7 milyan) uu dhacay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CADE

Thursday, January 25, 2001 - 08:46 am
Dad is qabtaa ma aha waana mashqeystayaal ina adeeroow ayey wax ku raadiyaan waa dad faana oo aan isla yaabin. waa dad xasid ah shiiqooda iyo reerbaadiyahooda waa isku mid oo beenta kama xishoodaan qabiilka ayaa waxkasta kala weyn mar diin buu ka hadlaa markuu kaa dhaqaaqo kutubkii qabiilka ayuu la kalabaxaa.Meelkasta ay joogaan waa isku mid waad garaneysaa markii aad aragtid.