Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Puntland or Majertinia iyo dowlada KMG ah maxaa kala haysta
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhuun-gooye

Thursday, January 25, 2001 - 08:32 am
Odayga kaliya ee u haray Puntland wuxuu dib ugu soo noqday jabhadnimo, sida Muse Yalaxoow oo shufeer ka ahaa safaarada Soomaalida ee Baqdaad.

Reer Puntland mooryaanimo ha u diyaar garoobaan hadeey rabaan in ey ku noolaadaan Geeska Africa,
iska iloow Human Righs in ey ka dhalato Gayigaas aan deganahay ee Qoomiyadda Soomaali, Amxaar iyo jab-jabka kale ee reer Puntlaanoow ku soo dhawaada MOORYAANIMO iyo ,,,,,
------------------------------
Jariiradda Ayaamaha oo qortey maqaalkaan

Sidee Puntland looga arkay safarkii C/llaahi…
Garoowe, (Apress)-
Hoggaamiye kooxeedka C/llaahi Yuusuf oo madax u ah maamul goboleedka Puntland ayaa kala qayb galay hoggaamiye kooxeedyada Shaargaduud, Gabyow, Moorgan, Cumar Xaaji Masalle iyo kuwo kale dhismaha maamul goboleed kale oo cusub oo lagu kala qaybinayo dadka Soomaaliyeed.
Booqashadaas hoggaamiye kooxeedka C/llaahi Yuusuf ayaa dhalisay khilaaf xooggan, iyadoo dadka ku dhaqan gobollada Waqooyi Bari ay sheegeen inay u arkaan booqashadaas mid lagu baa bi'inayo jiritaankooda.
Weriyeheenna degmada Garoowe ee gobolka Nugaal Aadan C/raxmaan Cali ayaa noo soo sheegay in dadku ay ka soo horjeedaan howlaha C/llaahi Yuusuf, ayna isla dhex marayaan inay ka soo horjeedaan howlaha jabhadeynta ee uu wado.
Mar aan weydiiyey in shacabku ay arrintaasi ka gadoodi karaan iyo in kale wuxuu sheegay in shacabka ku dhaqan Waqooyi Bari ay yihiin dad aan waxba ka qaban karin howlahaas uu wado C/llaahi Yuusuf, hase yeeshee ay arrintaasi ku muujiyaan oo keliya cabasho

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SSDF-killa unit

Thursday, January 25, 2001 - 03:22 pm
what the fuk is ur fukin point u fukin mooryaan? your a disgrace to the somali people and the world. the most undeciplined, disrespectful dugaag on the planet! shut ur mouth about majerteen or we'll take u back to slavery. coksuker.

SSDF-killa unit