Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: FREE HAUD
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Biciidyahan

Thursday, January 25, 2001 - 07:20 pm
We, reer-biciidyahan waxaan rabnaa inaan Reserve area Amxaarada ka xoraysano. Abdullahi yusuf wuxuu noo sheegay inuu nala dagaalamayo iska daa caawinoo. Marka toloow abdulahi ha nalaka qabto hadii kale dawladaan u galeynaa sida dhulbahante.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAYRUUKH

Friday, January 26, 2001 - 12:12 am
To: Biciidyahan

ari boowe/baaye kii aad tahayba waxaa ku hadlayso waa doqonnimo, aniga waxaad rabtid Itoobiya Kusamay laakiin hakasugin inay Reer Puntland udagaalamaan HABAR GIDIRta hada ismooday inay Qarankii oo dhan xukunto, nin reer Biciidyahan ahna saas uma hadleen waxaad tahay nin damiirxun XAMAR cidkaa celinaysa majirto oo ordoo aad laakiin hadhow anaga qaaraan hanaga sugin markii nili afduubo oo sidii horay laguugu sameeyay hadana lagugu sameeyo, WAR MA HADAA DHALATAY MISE HADAA SOO MIIRSATAY????? MATQAANAA DADKA AAD NAGU HANDAYSO CIDAY YIHIIN???? SOO MAHAA KUWII MAATADAADA DHAGTA DHIIGA UDARAY OO WALI KISMAAYO KAWADA DHIIGDAADINTII SAQIIRADA QABIILKAADA KU AFTIRSADA???? marka aniga hadalkay iyo wakhtigayga kuguma khasaarinaayi oo JAWAABTA waad og tahay.

EE waxaan kuuga talin lahaa kolba kugartay inaad MOORYAAN tahay oo BOORKAADA baa meel fog iiga soo uray ee magackale lasoo baxa HABRIHII iyo wixii aad labixijirteen ee dadka magacooda udaa.

SAYRUUKH