Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Boqortooyadii habaryoonis oo war deg deg ah soo saartay.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhashii sharmaarke

Friday, January 26, 2001 - 08:44 am
Dhamaan dad yowga ku nool gobolada waqooyi waxaanu ogeysiineynaa in aanu calaaema saarayno boqortooyadii ka talin jirtay Saylac oo aanu go'aan sanay in ay xarun u noqondoonta Burco isla markaana ay burco ku soo noqdaan dhammaanba dadkii ka qaxay burco gaar ahaan Habarjecladii iyo Ciise Muuse balse ay sharfaan boqortooyada oo balan ku qaadaysa in nin waliba gurigii uu lahaa loo celindoono.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

reer dahir

Friday, January 26, 2001 - 03:44 pm
anigaa dubaalada ku celiya boqorka habaryoonis, burco habarjeclo ayaa leh hadaad nac nac da deyn weydaana qaxootigii itoobiya ayaad ku noqon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Real burcaawi

Saturday, January 27, 2001 - 08:39 am
naagaha habar yoonis ee iska dhigaya in ay burco haystaan waxaan ku leeyahay ku seexo riyadaas.