Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : MIDNIMADA UMADDA MA KU SOO CELIN KARAAN KOOXDA CARTA ITOOBIYA AYAA CIIDAMO KEENTAY QEYBO KA MID AH DHULKEENA.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAACID

Friday, January 26, 2001 - 01:18 pm
Sida aynu wada ogsoonahay waxaa oognaa tan iyo bilowgii sanadkan in maamulkii carta ay caadeysteen inay ku hadaaqaan itoobiya ayaa keentay ciidamo qeyb dhulkeena ka mid ah iyaga oo aan weli isku dayin inay qaadaan talaabo ay ku abuurayaan wada hadal siyaasadeed oo ay la galaan qeybaha ka soo horjeeda,si ay u abuuraan jawi nabadeed,mase tahay inay ku raadiyaan midnimada umadda dariiq aan habooneyn,oo ah in ay umadda u jiheeyaan burbur kale,iyaga oo aan diyaar u ahayn inay maraan wadadii lagu gaari lahaa xal guud oo soo af jara khilaafkeena umaddeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 30, 2001 - 06:17 pm
To Saacid waxaan ku leeyahay Ethiopian ha ku waso khaniis ku dhalay was.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomali

Wednesday, January 31, 2001 - 08:20 am
¨KU saacid axmaar, marka ugu horeeysa axmaarada inay somalia qas ka wadaan maahan wax ay dawlada ku meel gaar ah soo iyadu abuuraneeyso, arintaas waa arin xaqiiq ah, ithoobiya somalia uma quurto inay dawlad noqoto, ithoobiya waa cadawga nr 1 eee dadka soomaliyeed, iyagaa burburiyey dawladii somaliyeed, markiii ay jabhadiihii,ku dhisnaa qabiil qabiiilka kuwaas oo aanan wax xal ah u haynin shacabka soomaliyeed ay soo hubeeyeen,
kuwaaas oo meeshii lagu doonayey inay dhibkii dawladii siyaad ay hagaajiyaan , ay u soo hoyeen dadka soomaliyeed halaag isdil, isdhac qabiil qabiiil,, kuwo calooshood u shqeeystayaal ah , oo wadanka somalia isku daya inay kala gooyaan,,

marka ithooobiya waa wasaq eeyo ah wixiii somali isku sheega ee ithooobiya wadana habartood ayey ku
wasayaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RealSomali

Wednesday, January 31, 2001 - 09:17 am
kolba dawlad been been ah oo idin baabiisa jabuuti ha idid soo dhisto kumaanaan kalelana dagaal iyo gaajo ha u dhintaan waa taa taladiinu ilayn tashan wayde eh.Xabashidu kooxda carta waa udhaantaa somali idnkasa danta dhagax baa idinka saaran ee ku jira mugdiga. miyanay kooxda carti dagaal meel la arko ka ridin. dakana ha caayina ee caqli la imow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saacid

Wednesday, January 31, 2001 - 12:27 pm
to.labada hawiye ee kore.

Intaad aduunka ku nooshihiin ma sidaas baad ahaaneysaan?war caqli xumadu ma mid idinla dhalataybaa,maxaa idiin diiday inaad garasho yeelataan,war ma garan weydeen inaad idinku ahaydeen kuwii burburiyay soomaaliya,kuwii leynayay shacabka aan waxba galabsan,kufsanayay,dhacayay walaalahood aan awooda markaa u lahayn inay iska difaacaan,ma ilowday goortii aad ku dabreyneyseen sida duul cadow ah reer bay iyo bakool,soomaalinimada aad raadineyso xageebey jirtay waqtigaas.waxaan idin leeyahay koley xitaa hadaan idin oran lahaa wax barta xitaa micno idiinma sameyneyso aqoontu,ilaah ha idin soo hanuuniyo,waxaan ka cudur daaranayaa inta wanaaga jecel ee u dhashay hawiye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 31, 2001 - 04:35 pm
To Saacid anigu waxaan ahay ninkii ku caayay hawiyaha aad i moodayna ma ihi waxaan ahay nin Somalinimadu ay ku dheertahay waxaan kuu caayay markaan arkay daciifnimadaada iyo dadnimo xumadaada sababtoo ah waxaad u ceyb asturaysaa Ethiopian ka soo hor jeeda Somaliya in ay qaranimadeedii iyo jiritaankeedii soo ceshato adigoo meela gaabgaaban wax ka fiirinaayo oo qabiil ku saleeysan waxaan ku leeyahay dib isugu noqo reer magaal noqo reer magaal ma tihide iska daa kani waa hawiye kani waa daarood kani waa hebel.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wardheerboy

Wednesday, January 31, 2001 - 05:28 pm
To realsomali & saacid:

Itoobiya hadaysan idin wasin maxaad uga daba naageyneysaan ood somalidana ku diidan tihiin.
Waxaan u malaynayaa raga inta la saartay cajaladaha laga duubay oo la sheegayey inaad ku jirtaan. Dawladda intaan u taageeraynaba waa itoobiyaanka, Wayna guulaysan. KA NAXOW NAFTA WAA.