Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: Majeerteen intuu nabada kugu yeelo xumaanta kuguma yeelo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 27, 2001 - 10:25 am
maxaa ka jira arintaa anigu sidaas baan maqlaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ugaaska

Saturday, January 27, 2001 - 12:44 pm
Bullshit!

You made it up. did you?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirizak

Sunday, January 28, 2001 - 03:35 am
To.anomynous.Fadlan waxaa fiican in aad soo qorto wax laga wada sheekaysan karo,kamana hadalno anagu wax kasta waayo ma doonayno in hadalkayagu uu noqdo mid iska dhacdhaca oo aan qiimo lahayn.
meelo badan ayaan ku arkay magacaaga sidaas darteed kuuma quuro in aan ku iraahdo hadalka aad jawaabta u leedahay ee fadlan sheekadaas oo kale u fiirso dadka lagu yiraahdo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, January 28, 2001 - 04:22 am
somalidu waa iswada taqaan, qolowalban waa la yaqaan waxa lagu dhaliilo ama lagu amaano ama loogu maahmaaho rag hore ayaana taariikhdaa qoray,
Majeerteena taad sheegtay horey looma sheegin ee adeer wax hubso intaadan hantaaticin
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAGAR

Sunday, January 28, 2001 - 04:28 am
MA HOOYADAA BAA SIDAA KUGU TIRI MISE CID KALE?
MAXAASE CIDA AAD KA DHALATAY LAGU YAQAAN?
ADIGU WAX LAGA WADA HADLI KARO MEESHA KU SOO QOR HADI KALE ISKA AAMUS? TAAS BAA LAGUU QAATAY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yicib

Wednesday, January 31, 2001 - 10:16 am
majeerteen ma runtaad diidan tihiin arinkaas waa arrin somaali oo dhan ay ka dharagsan tahay.