Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: GUUL!! GUUL!!GUUL!! MAXAMED C/ RASHID CALI SHARMARKE WAXAA LOO DOORTA MADAXWEENANIMADA PUNTLAND!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAQIIQLOW

Saturday, January 27, 2001 - 02:41 pm
Warar naga soo gaaraya Puntland ayaa waxay sheekayaan in uu MAXAMED C/RASHID CALI SHARMARKE gu guulaystay doorashadii xiisaha lahayd ee ga dhacday Puntland.
Shacabka,isimada,dhalinyarada,odayaasha iyo mutacalimiintaba waxay sheegayaan ninkii u galmay xukunkan inuu helay.

AKHRISTAYAASHOW SHEEGA INAAD FILANAYSAAN WARKAANOO KALE INUU DHICI TOONO IYO IN KALE.
INIGOO FIIRINAYA CILMIGA IYO KAWALATIGA AY LEEYIHINN NIMANKA ISA SOO SHARAXAY.