Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: BOQORADII CIISMAAN MAXAMUD AYAA KU DADAALAYA INAY SOOMALIYA KA XUREEYAN AMXAARADA SIDAY TALYAANIGA UGU XUREEYEEN SOOMALIYA SOOMALIDANA ISKU KEENAAN. ISKUNA KEENAN SOOMALIDA .
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAQIIQLOW

Saturday, January 27, 2001 - 03:10 pm
SIDAAN ANAGOO DHAN OGNAHAY TAARIKHDANA QORAYSO FIKRADII XURNIMADA IYO MIDAYNTA SOOMALIYA WAXAA KEENAY MAJEERTEEN( CISMAAN MAXAMUUD.) (WE WANT TO DO IT AGAIN.)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guuleed

Sunday, January 28, 2001 - 06:32 am
XAQIIQLOW
Ninyahow boring ayaa meesha kugu dilayee isaga tag. Cismaan maxamud magacooda inaad xumeysid baad meesha ugu soo qortay, maxaad naga filaysaa inaan kuugu jawaabno? Maangaab isku day inaad majeerteen isku dirto! kuwii soomaaliya joogay ayey isku diri waayeen maacadalah kuwa kale.

Boog aad akhrisato soo qaado, kaa saa ku anfacaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan

Sunday, January 28, 2001 - 01:52 pm
Good for you Mr. Guuled.Tel those stupid FAQASHIS where to go.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BARI

Monday, January 29, 2001 - 03:58 am
TO: BADHAN
SAAXIIB MAGACAN FAQASH EE AAD LA ORDAYSID MATAQAAN SIDUU KU BAXAY? WUXUU KU BAXAY DAAROOD IYO HARTI. MA NACAS AAN WAX OGAYN BAAD TAHAY MISE WAADAN AHAYN CIDAAD ISKU SHEEGAYSO? BAL ARRINTAA U FIIRSO OO RAADI XAQIIQDA. TEEDA KALE DADKA CAYDA KA DHAAF. FAQASH ADIGA MAXAY KU YEESHAY?
NIN YAHAW SOO BARO SIDA LOO DOODO ADIGA OO AAAN CIDNA CAAYIN.
NABAD GELYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAQASHWASE

Tuesday, January 30, 2001 - 08:28 pm
FAQASHEEEEEEEEEEEY IS WASA AFWAYNAN AKHIRO AYAA SHICIRADA LAGAGA RIFAAA
LOLLLLLLLLLLLLLLL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan

Wednesday, January 31, 2001 - 05:51 am
Bariyow in badan baan sheegay oo erayga faqasho waligii waa ka jiray dhanka waqooyiga oo waxanu u niqiin doofarka dhasha ah haseyeeshee baryahan dambe Iidoorku waxay ku caayaan dhamaan waxii afweyne u shaqaynayey khasatan daaroodka.

Aniga khaasatan macnaha uu ii leeyahay waa: Iidoorka ina Cigaal kabaha u wada waa ii faqash. Qadhmuunkii ka haray Afweyne waa ii faqasho. Waxii xun oo dhamina waa ii faqasho sida mooryanta uraysa.

Eraygan yaysan Iidoorka sakhraansani wax cusub kaaga dhigin.Sxb barigaan hooyaday ka maqli jiray waxaan ahaa 4 jir.