Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Hawiye Dowlad Ma Noqon Karaa!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/llaahi Cabdi

Sunday, January 28, 2001 - 02:09 am
Waxay soomaalidu ku maahmaahdaa nimaan talin jirin haduu taliyo nimaan tagi jirin baa taga
nimaan qeybin jirin haduu qeybiyo nimaan qadi jirin baa qada,hadalkaa waxa uu u dhacayaa waa-
hawiye oo burbur ku haya weli soomaaliya.
Waxaan idin oran lahaa howsha aynu hayno dad baa
loogu tala galay,daaqad yar beyna markii hore wax
inaga tuseen daaqadiina way xirteen ee niman yahow dhaqaalana weynu haysanaa weligeena waynu haysanay.ee howsheenii aynu ku laabano,ilima aha
inaynu howshaan ka bixi karo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runsheeg

Sunday, February 04, 2001 - 01:16 pm
maya, hawiye isku dhiiba master-kiina majeerteen iyagaa idin yaqaanee!