Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: GENERAL GALAAL OO LAGA XADAY $5.000,000
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sharmaarke

Sunday, January 28, 2001 - 02:40 am
Waxaa in dhoweydba muuqatay in DKM ay ku mashquul saneyd safaro dibada oo isugu jira ictiraaf iyo taageero dhaqaale,iyadoo ay taasi barbar socotay dacaayado iyo been abuur ay tahay ujeedada ka danbeysa soo celinta midnimada umadda soomaaliyeed
awooda fulineed ee dowladana waxay noqotay in marka hore la helo xogaa hub ah oo ay isaga difaacaan kuwa caqabada ku ah maamulkooda iyo qaabka ay la tahay iney wax u hagaagi karaan.
umadda soomaaliyeed intooda badan waxay aaminsan yihiin inay dhab tahay hadalada ka imaanaya kuwii
halaaga iyo baaba'an u horseeday umadda, maantana sheeganaya inay ka saarayaan umadda dhibaatadii ay u horseedeen.ismaaciil mire allaha u naxariistee gabay uu tiriyay tix ku jirtay ayaa oraneysay ISMA OGA AGOON IYO NINKII AABAHEED DILAY
Maantana hub ay ku laayaan umadda ayay ka doonteen YUKRENIYA INKASTOO AAN KU FARAXSANAHAY IN LACAGTII LAGA DHACAY>SOOMAALIYEEY TOOS!!!!!!