Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Ururada Kale - Other Political Parties: BIMAAL LIBRATION ARMY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BIMAAL LIBRATION ARMYHOPE

Sunday, January 28, 2001 - 05:20 pm
Waxaa jira hadii aanu nahay ciidamada shabeelada hoose inaanu ku samayno (BIMAAL RESTORATION HOPE)
ururkaas oo jiri jiray 1910 kaas oon hawgalkiisa kabilaabi doono lower shabele and lower jubba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dir waqooyi

Sunday, February 11, 2001 - 04:24 pm
hadaano nahay Awdal liberation front, hiil iyo hooba waxan lagarab taagan nahay walaalahayga Biyamaal liberation Armyhope. Walaalayaal wakhtigeeni baa yimid 21st century. Wakhtigii dulmiga geeljiraha an ku jirnay wuu dhamaaday." Giiljiri yalam". Waxad tahiin dad ku abtirsada taariikh aad u qoto dheer. Xadaaradiino waxay jirtay kumaamkun sanadood. Hadal iyo dhamaantii wakhtigiinii waa lagaadhay.
Hanoolaato halganka walaalahayga biyamaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 16, 2001 - 05:04 pm
JESUS. WHAT IS THIS •••• TALKING ABOUT