    Jibriil Barii ama Atheist | Monday, January 29, 2001 - 05:31 am Ma rumeysni diin, xiita qasab ma aha inaan gabad gursado berigii aan cidanki Siad Barre ku jirey rag ayaan fuuley Garowe ayeey aheeyd kowdhe, sidaas ayaan qaba anigu!! Jawabtina ha ku caytamina!!! |
    MUSLIM | Monday, January 29, 2001 - 04:49 pm You are sick and perverten uf uf , go somewhere else with that !!!! |
    Jibriil Bari | Tuesday, January 30, 2001 - 03:02 am To.Qofka Bogan Furay Waryaa ama naayaa hadba kii aad tahay magacan aad meesha ku qortay anaa lay yidhaahdaa qof Islaam ah baana ahay ragana uma tago. Markaa dadkiinani midhaa ninkii runta idiin sheega waxaad ku dadashaan inaad sidiina wasakhaysaan adeer waan ku faraxsanahay inaan Siyaad Bare usoo shaqeeyey laakiin marna gaal iyo duli kale Dhulkayga iyo dadkayga midna umasoo hor kaco. Sidaana kuma aamuso oo waan isku kalsoonahay. Ragana sidiina hawada moodina . Soomaliyi ha noolaato dabodhilifkuna ha dhaco G/Sare Jibriil Bari |
    Badhan | Tuesday, January 30, 2001 - 07:28 am Bari kama aad iman qarmuunyahaw noo daa magacayaga. Reer bari kuma faano afweyne iyo xaarkii kabaha u qaadi jiray midna.uuuuuuuf baan ku idhi yaa stupid mareexaan. |
    Cagayare | Tuesday, January 30, 2001 - 04:58 pm Anigu muddo ayaan la socdey forumkan iyo cidda wax ku qorta, haddaba ninka la baxay jibriil bari waa nin fikraddiisa aan dhacdhac lagu arag mana saluugin anigu had iyo goorna waa nin soomaalinimo ka hadla oo weliba aad ula jeexjeexa dadka aamminsan somaliland oo uu ka soo horjeedo sida laga dhadhansanayo hadallada uu qoray. Haddaba anigu waxaan qabaa in qof waliba uu fikraddiisa u madaxbannaan yahay ee aan lays xagxagan.Way muuqataa qofkan iska dhigaya isagii ee magaciisa sheeganaya in aan xishood iyo dadnimo midna lagu arag, waayo qofka fikraddiisa ayaa wax laga sheegaa ee meeshan cid waliba akhriyeyso laguma qoro dullinimo iyo dhaqan xumo adiga qalbiga kuu jiifta.Isaga wax yeel baad is tidhi ee adiga iyo quruumo dhan ayaad magacooda wax yeeshay.Waxaa fiican in waxaas oo kale laga waantoobo oo wax la barto |
    Asal-Raac | Wednesday, January 31, 2001 - 05:21 am To Badhan: Waxaad tahay nin buka oo aay kaga dhegtay faqash iyo nin lix sano kahor dhintay. waxaad u egtahay kuwa ladhaho bakhti caayayaal sida iidoorka. Malaha waa abtiyaashaa oo iyagaad lamid noqotay? Jooji cayda. Ninka boggan furay wuxuu sheegtay reer bari nin kale oo isku sheegay rrer bari run ahina wuu kadifaacay caydii. Adigu waxaad u egtahay inaad taageersan tahaykan caytamaya ee khaniiska isku sheegay. Meelo badana waan kugu arkay adoo dad ku maagaya faqash mana taqaanid macnaha looga jeedo baan u malaynayaa. Hadaad Warsangeli tahay sida aad sheeganayso mareexaan afka kumaad taagteen ee malaha waxaad tahat kuwa ladega. Waxaan ku oran lahaa dadka kala baro oo cayda jooji. Haddii kale jawaab dhab ah ayaad heli wax yahay caqliga xumi. bye |