Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: A A
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CHARLES DR.MAXAMED IBRAAHI CAWAALE

Monday, January 29, 2001 - 07:22 am
Saciid Xaaji Maxamuud oo ahaa danjiraha soomaaliya u fadhuyay dalka FARANSIISKA marki burburka uu dhacay wuxuu qaranka soomaaliyeed ka lunsaday hanti ka badan HAL MILYAN OO DOLARKA MAREYKNAKA.

TAFAASIISHA IYO TARIIKHAHA


1) JANAAYO 1991 WUXUU LA AAMUSAY 400,000 FARANKA FARANSIISKA OO U DHIGANTA 50,000 USDOLAR. LACAGTAAS OO AHEYED MUSHAARAD IYO BIILKA SAFARAADDA.

2) BARTAMIHII SANADKII 1992 WUXUU KU GUULEYSTAY IN UU KU TAKRI FALO LACAG DOWLADDA SOOMAALIYEED LOO SIYAY FULINTA MASHRUUX BEERAHA OO LAGU SHUBAY ACCONTE SOOMAALIA EY KU LAHEED BANGI KU YAAL PARIS EE LA YIRAAH CCF LACAGTAAS OO UU BIXIYAY BANGIGHGGA AFRIKA EE KU YAAL ABIDJAAN WAXAA DALKA LOOGU DEEQAY INTI DOWLADI HORE AY JIRTAY. WUXUUNA LA QEYBSADAY RAG LEH CUMAR CARTE QALLIB. WAXUUNA KA LUNSADAY 100,000 US DOLAR KA DIBNA BANGIGA YAA DAD SOOMAALIYEED LA XIRIIREEN OO U SHEGEEN IN CUMAR CARTE USAN CIDNA MASALIN SIDAAS BANNA XOLAHAAS LAGU BAD BADIYAY.


3)19993 WUXUU ISAGA IYO DUBAD SIISTEEN 200,000US DOLAR AQALKA ERGADDA SOOMAALIYA AE KU LAHEYE GENEVE AQALKAAS

4) UGU DANBEYNTII WUXUU KIREYSTAY AQALKA DANJIRAHA SOOMAALIYA EE BILGIM BRUXELEE WUXUUNA KA KIREYTAT MAFIAYADDA RUUSHKA WUXUU U SAXIIXAY KUNTURAAD 5 SANNO AH IYO IN GIRIIGA AY SIDA AY RABAAN DIB UGU DHISTAAN. WAXAA LOO HORMARIYAY SHANTA SANO KIRADOOD OO AH 620,000US DOLAR.


INTAAS WAA INTA AANU KA WARHEYNOO. INTA QARSANA WAA SOO BIXI DOONTAA.

DOWLADDA CUSUB EE KMG MA LA XIISAABTAMI DONTAA NINKAAS MISE ABAAL GUD BAA LOOGU DARI DONAA TUUGADDA.