Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: War kuwihore waa i qarso Car waa cidi ku dhacda Cayr Waaba Cayr aruurtay oo dhibadan Reer Gedir iyagaa u badan una dhib badan marka waa toban sano oo kale ee samra
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cayr yaqaan

Monday, January 29, 2001 - 06:10 pm
Dadka reer Xamar waxay dhahaan Cayr iyo Ciida
taasna waxay ula jeedan waa Jilibka ugu badan
Reer gidir oo gacan hoogleh siyay Jenertaalki
hore Alaha u naxariste in kasta uu ku dhintay
Dagaal muslin,dhamman dadki ka qaxay xamar cayr
aa qixiyay maanta cayr ayaa ka taliya wadanka rag
aan naxaris lahayn hadii biliqo,tuugo dadleys
dhammaan wixi dambi ah isugu tageen masahlana sida loga qado ee samra hadii kale badiya dowlad
goboleedyada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anon

Monday, January 29, 2001 - 08:01 pm
Propoganda Iljeex - Qaybtii labaad ku soo dhawaada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

koofi-dhuub

Tuesday, January 30, 2001 - 09:07 am
you have two choises,to back somali government or to back the (the traitors).no wonder if you fall in love with ethiopia,becouse it is the only choise you have,if you are not able to get any possition or a post in the new somali government.
have you got fifty boys who are loyal to you? you are wellcomed by ethiopian generals,in no dougth you will be called:-the warlord,u would be brovided shelter and food and may be talky walky.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 30, 2001 - 03:40 pm
what ever, one thing is certain cayr or no cayr habar gidir is fuckedup big time, they will lose at the end, its inevitable.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

buulocoloow

Wednesday, January 31, 2001 - 05:26 am
war ninkii xukun noo qabtaba ma qabiilkiisaa caday laga dhigtaa. waa la yaqaan A/qaasin shaqsiyadiisa iyo qabiil siduu ku yahay. hadaad Cayr rabtid meelo badan ayaad ka heli kartaa, cayr waxaay degaan hiiraan, galgaduud iyo itoobiya xaduudka ay la leedahay gobolada dhexe. waa dad sheekh iyo shariif leh.culimo leh caamana leh.waa dad aan dhib badnayn oo darisnimo leh.waxay xaduud leeyihiin qabiilooyin badan oo soomaaliyeed,sida
xawaadle,mariixaan,ogaadeen, saleebaan, murusade,abgaal, saruur iyo duduble.waxay gudaan iyo waxy galaanba dadkaas ayaa yaqaan.waxaa ka dhashay dad culimo caan ah sida,sheekh xasan cade
gudoomiyaha maxkamadaha, sheekh max,ed rashaad, sheekh xasan daahir aweeys,iyo axmed daahir aweeys.waxaa sidoo kale ka dhashay dad halyeeyo soomaaliyeed oo fara badan.
qoraaga hadalka furoow ogoow in cayr yahay dad xumaan iyo samaanba yaqaan, waa hay daarin kuma daaree dadkaas ee iska ilaali yaysan PC-ga kuugu imaanin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaabane

Wednesday, January 31, 2001 - 05:29 am
Walaahi waa yaab Reer Gidir waa gobta hawiye oo
Bal dib u fiirsha Wixi Abgaal Qabsaday,wixi Murusada
de qabsaday Xawaadle,ee iga dheh gobta hawiye
Cayr waxuu Xooga Habar gedir,maanta habar gedirti
kale ee wax xukumijireen beerta oo A/qasim Aa
yiri walee maanta ayay ii gashay anoo ka dhashay
cayr ahna madaxweyne yaaba agteyda ka soo hadli
kara,Balse aan u fiirsano Abdiqasim hadi dadkisa badbaadinayo iyo hadi kale,koleyba waa aragna in
in Abdi Qaybdiid oo dambiyo kala duwan wadanka ka galay,Gaarahaan Hawiye Aniga waxay iila muuqtaa in usan mudney taliyaha Boliska ee wilba Xamar oo lawada deganyahay in boliski loo dhibo nin asaga in cadaalada la mariyo ku haboon arki doonee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

buulocoloow

Wednesday, January 31, 2001 - 06:28 am
ku:yaabane
yaabanoow arinta aad la yaaban tahay waxwayn ma aha nidaamka ayaana ku jira in marba dadweynuhu qofdoortaan.A/qaasin waaa la soconaa soomaalidii isugu timid Jabuuti ayaa dooratay cidna asagu ma xoogin ee rabitaan ayuu ku yimid sidaas ayuu ku mutaystay noqoshada madaxweyne soomaaliyeed .kuwa kale ee mucaaradka ku ahna waa kuwa aan kalsooni isku qabin oo hadii ay Jabuuti tagi lahaayeen oo ay isa soo sharixi lahaayeen waxay ka baqayeen in
ay meeshaas ku qadaan dadka yar ee ay madaxa ka haystaana ay wynayaan,sidaas darteed ayey diideen inay ka qayb galaan shirkaas.A/QAASINA waxuu xamar ku yimid rabitaan dadka xamar dagani ay doonayeen inuu nidaam u yimaado ilaahayna waa u keenay.
Agoow in aanu C/ qaasin jeclayn in uu danbiilayaal meel geysto laakiin danbiilahyaasha waxaa wata shacabka oo wali jahwareersan.C/qaybdiid waa la ogyahay danbiyaduu gaystay hadana ogoow in qaabka DKMG lagu soo dhisay uu qaldanaa bilaawgeedii hore ,xal aan iyada ahayna soomaaliyi maanta ma hayso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 04, 2001 - 06:05 am
Balaayo ku buuleysaye Daarood waxba kama dhaadhicin kartide nacnacdooda iska daa, nimanku waa munaafiqiin meesha waxa ku soo qoray raba inay qabiil wax ka sheegaan