Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Waa Cajiib!! Maxaa ugu wacan markasto iney Dhintaan?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahadyare

Tuesday, January 30, 2001 - 03:42 am
Waa wax lalo yaabo soomaaliyeey, waxaan maqli jirey laga barta laga badiy sababtoo ah marwalbo oo ey nimankan dowlad nimada sheeganaayo ey baxayaan ama imanayaanba waxaa ku hareeysan koox farobadan oo ah kuwa baa'biyey dadkii hase ahaatee waxa dhacdo marwalbo iney ku dhintaan kuna dhaawacmaan ilaaladooda hada marki ugu dambeysey uu Galer xamar kunoqdey waxa dhaawac xun soo gaarey sadex ilaaladiisa ah markuu tagayey waxa dhintey labo, Qaasim markuu hada kaameroon aadey waxa dhintey mida markuu soo noqdeyna sadex isu soo duuboo waxa ilaa iyo hada dhintey madaxooda oo kaliya dhowr iyo sodon qof marwalbo ey baxayaan iyo ey imanayanba waa in loo dhiig baxshaa stafkooduna waxey is weydiin yaa xiga oo dhiman doona waa cajiib. Waxaase yaab mudan maxey u raadin waayeen xal ey xitaa ku badbaadshaan ilaaladoo let alone Somaliya

Adinka ey idiin taala garta

Waa Mahadyare

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KacaanDIId

Tuesday, January 30, 2001 - 08:56 am
I agree strongly Mahad inti ey cadaawada abuurayaan waxaa u fiican iney isaga noqdaan meesheey ka yimaadeen, aragtideydana waxan kadhihi lahaa dhalinyarada maskaxdey kaxadeen waa kacaankii oo soo labokacleeyey