Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Siyaasdada Guud - General Politics: DANTA SHACABKEENNA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOMAALI

Tuesday, January 30, 2001 - 04:35 am
DANTA SHACABKEENNA

Walaalayaal caqligu ha shaqeeyo inta aan fursadda heysano, aan fahamno xaqiiqada oo ka tagno khiyaaliga, walaalayaal inanki dhashay xilligi ay colaaddu sida aadka ah waddankeenna u saameysay maanta waa nin weyn oo aan helin fursad waxbarasho,aan arkin quruxda dalkiisa, aan ogeyn qiimaha Soomaalinimada,waddaniyadda,dhulka,iwm.
Qofka maanta waddanki jooga wuu dhibaateysan yahay,
kan qurbaha ku nool wuu dhibaateysan yahay, kii aan waxba ogeyn daaro rag kale leeyahay oo loo sheeganayo buu liidnaan dhax joogaa, kii qurbaha wax ku bartay asagaaba ugu dhibaato badan, sababtoo ah wuxuu arkaa waxa dhibaato dadkiisa ka soo gaaraya dibadaha, dhaqankii oo sii baaba´aya mustaqbal xumada waddankiisa iyo isaga oo ku ilmo dhalaya meel aanu ku kalsooneyn, mana heysto amaba magaranayo goor uu dalkiisu hagaagi doono, WAA DHIBAATO. Haddaba walaalayaal ma idin la tahay in aan horumar lagu gaari karin goboleysi, qabyaalad, is-neceyb iwm? Jawaabtu waa caddahay.
Midnimada, xorriyadda, iyo daacad u ahaanshaha waddanku waa muqaddas, waayo maanta dalkeenna meel wasakh baa looga daadinayaa, meelo kala duwan xabashi baa ka heysata, kuwana cadaawad bay isku hayaan, kuwa aan waxba ogeyn dhulkii bey nabaad guurinayaan oo dhirtii bay si naxariis la´aana u jarayaan, WAA NASIIB DARO aan u diyaarino caruurteena mustaqbal fiican, oo uga diyaarino waddakeena oo iska ilownao khiyaaliga aan macnaha ku dhisneyn waayo qurbuhu uma noqonayo caruurteena mustaqbal, haddiise ay dhacdo in aan ilwno xaqiiqada oo sheydaan naga tan badiyo OGAADA
in haddii gudaha waddanka colaadu ka sii socoto dibadana hurintu ka sii socoto in taasi ay ka dhigan tahay in SOOMAALIYA ay baaba´do labada qarni ee soo socota, oo la yiraahdo meeshaan Somalia ayaa la dhihi jiray oo ay ku sheekeystaan kuwa maanta cadawgeena ah iyo kuwa aan u soo qaxnayba.Waxaanse ALLE ka baryayaa in aysan taasu dhicin oo ALLE fahamsiiyo SHACABKEENNA DANTIISA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAAXI

Thursday, February 01, 2001 - 01:32 pm
KAALAY ILA QOSOL WADH NINKU MA HURDAA MISE!!!!!!
ADEER SOOMAALINIMO DHAMAATAYE ISKA AAMU,,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOMAALI

Monday, February 05, 2001 - 12:42 am
Waan ku salaamay Saaxi marka hore, marka xigta
adigu waad dhihi kartaa SOOMALINIMO waa iga dhamaatay, balse yeysan kula noqon waligaa in SOOMAALINIMADU dhamaatay, mana dhamaaneyso waligeed haddii ALLE idmo.
Tan kale ila qosol mowduuca ah booqo haddii aad
dooneyso qosol, ogowna in SOOMAALINIMADU ay nooshahay dhab ahaan oo aysan aheyn ilaqosol.

Mahadsanid.

SOOMAALI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siraaje

Tuesday, February 13, 2001 - 05:37 am
Horta waxaa suaal ah Shacabka ninkan uu kahadlayo waa shacbkee waa 100 hacab ayay somaliya yeelatay ee hurdada kakac hadaad shacabka reerkaaga sheegaysana cadayso

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOMAALI

Thursday, February 15, 2001 - 04:45 am
Waa ku salaamay Siraaje.Haddii su´aashaadu tahay in aad ogaato shacabka aan ka hadlayo,jawaabta kaliya ee dhabta ahi waa SHACABKA SOOMAALIYEED.Ogowna in 100 shacab aysan SOOMAALIDU aheyn oo ay tahay mid kaliya.
Xusuuso Siraaji in dhibaato kasta ALLE awood u leeyahay in uu dhameeyo isagoo ah ka quluubta rogroga, kana dhigi kara qalbiga qof kasta oo SOOMAALI ah mid caafimaad qaba.
Waxaan kuu rajeynayaa Siraaji in aad ogaatay shacabka aan ka hadlayo.

Mahadsanid.
Walaalkaa SOOMAALI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

professor

Friday, March 09, 2001 - 12:49 pm
I THINK THE HISTORY WILL REMEMBER SOMALIA AS THE ONLY COUNTRY IN THE WORLD WHICH HAS GONE THROUGH ALL KIND OF PAINFULL TRAGEDIES OF CIVIL WAR, POVERTY, FAMINE, AND YET TO RECOVER TO BECOME ONE THE GREATEST AND WEALTHIEST COUNTRY THE WORLD HAS EVER SEEN. SOMALIA HAS NOW A GOVERNMENT AND PRESIDENT DEDICATED TO SERVE ITS CITIZENS WITH JUSTICE AND FAIRNESS. HOPEFULLY SOMALIA WILL MOVE ON FROM THIS CHAPTER OF HISTORY TO ANOTHER PROSPEROUS AND PEACEFULL CHAPTER FOREVER.
THANK YOU ALL!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

prof

Friday, March 09, 2001 - 06:17 pm
professor, what a weak hypocrite you are! Bashing Daarod and especially Majeerteen all over the froum and you post on this page acting angelic. You are one daciif moryan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOMAALI

Saturday, March 10, 2001 - 01:26 am
It is your SOMALI prother who saying you Thanks Professor. I think you wish SOMALIA a good
future, so du I. Try to think the good way every time as you do now.
My name is SOMALI. Iam the one who start this bage first. On the other hand I would like to say my brother Prof:Abusing is not a good way to express some thing, imaging if we all think good as well as cooprate.

YOUR PROTHER,SOMALI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amina S.

Tuesday, April 10, 2001 - 04:02 am
I agree the Prof. Do you remember pictures from history books,towns and cities in Germany the second world war II? I am convinced that Somalia one day will be one of the best places on earth. To reach that goal, we need to trust each other and forget whatever happened in the past between us.Put in your mind that, God created Somalia for us and we are forced to live together no matter what. The qabiil problems are nonsense, warlords are playing games with us, it's a lot of entertaining for their survival. Unfortunately, we are buying the garbage, try to open your eyes. For the sake of the young generations,we have to forget and forgive. We will overcome this difficult period, if we try to contribute peace and stability for our beloved Somalia

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

St.SOMA

Wednesday, April 11, 2001 - 01:19 pm
AMINA GOSH CAN YOU BE NEXT GENERATION'S SPOKES PERSON? YOU'VE TOUCHED EVERYTHING THE WAY IT'S SUPPOSED TO BE TOUCHED!!!! WONDERFUL!!!
THANK YOU FOR BEING HONEST, SINCERE, POSITIVE AND CONSTRUCTIVE. WAY TO GO!!!
IF WE'VE THOUSAND MEN AND WOMEN LIKE YOU WE WON'T BE HERE ANYMORE!!! AND I THINK THERE ARE SOME OF US LIKE YOU BUT WE NEED THEIR VOICES TO BE HEARD. CUZ THESE DAYS I'M SICK OF READING OR HEARING NEGATIVE VOICES. WAY TO GO THOUGH - YOU DON'T KNOW HOW PROUD YOU MAKE SOME OF US WHEN YOU WRITE SUCH A WELL WRITTEN COMMENTS GIRL.!!!