Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Ma,og tihiin in lawado qorshe lagu khaarijin doono qabqalayaasha Soomaliya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badbaadiyaasha Soomliya

Wednesday, January 31, 2001 - 12:38 am
As. Clykum.
Soomaliyeey waxaan idiin sheegayaa in 7 ingineer iyo 2 dhakhtar oo Soomali ah oo kala jooga Yurub, USA, Ruushka ay ku tashteen inay khaarijiyaan C/laahi Yuusuf, Ina Caydiid, Caato, Shaatiguduud, Morgan, Muuse Suudi, Ina Jees, Ina Xaaji Masale, Qanyare.
Raggaas waxay u arkeen inay Soomaliya ka hagaagi la,dahay nimankaas iyo in caqli gaaban oo iyaga raacsan. Xalna waxay u arkeen inay qabqabslayaasha laayaan inta caqliga gaabana wax la baro. Mudo dhowr bilowd ah ayuuna qorshahaan socday. Waxayna is tuseen bal inta aan si fiican loo gudo galin in Soomaali wayn la waydiiyo waxa ay ka qabaan, si arintaan gadaal looga shalaayin. Ma,aha inaan sir fashilayo laakiin afkaartiina ayaa loo baahan yahay. Soomali way su,aalo badan tahay waxa loo dirsadana kama jawaaban! Fadlan su,aasha aan ku waydiinay uun nooga jawaab, oo ah Sidee kula yahay qorshahaan?
Aqoonyahanadaan qorshaha wata waa ragg horay isku yaqanay, dhowr qabiilna ka kooban. Hadii aad Physics-ingineer tahay qof fiican oo axdi lehna tahay waan kuu baahan nahaye nalaga soo xiriir somaingineers@hotamail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somalidoon

Wednesday, January 31, 2001 - 02:56 am
Aad iyo Aad baan u waafaqsanahay in la laayo intaa aad soo sheegtay iyo inkale oo ka badan ba, balse ooda dhacmeed say u kala sareeyaan baa loo kala guraayo marka kowaad halayna mootiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Odey Soomaaliyeed

Wednesday, January 31, 2001 - 03:09 am
Saaxiibayaal waxaad illowdeen Maxamed Ibraahim Cigaal, hadduuna ku jirin idinkuma waafaqsani.Waayo isagaa ugu daran, iyagaa masuul ka dhibaatada soomaaliya oo dhan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shooter

Wednesday, January 31, 2001 - 09:39 am
Waa fikrad fiican, awalna anaa islahaa mid kamida haduu kuusoo maro ha cafin, haddiise lahelay boogta umada oo la ila gartay waa khayr,balse waxaad illoowdeen kuwa kaloo badan oo uu kamid yahay Cabdirizak Biixi.

Marka anigu cilmi badan malahi waxaanse si fiican u aqaan shiishka oo shooter baan ahay ee furuhii hellaye aan ku wareejino sakatuurada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

koofi-dhuub.

Wednesday, January 31, 2001 - 09:55 am
wallaahi waa talo wanaagsan,laakiin mid ma lays weeydiiyey:-
haddii iyagga la qaarajiyo carruurtoodda baas see laga yeelayaa sow dhaxalkii dadkii aabahood u talinjirey u soo joogsan maayaan.
bal xasuuso caydiid, waala qaarajiyey waxaana dadkii dhaxlay wiilkiisii,oo hadda tababaraya wiilkiisa yar.arrinta halaga fiirsado,waayo in la ciribtiro famil koo dhan iskuma raaci karro ee waa in odayaasha la laayaa ilmahana loo digaa in aysan wax dhaxal ah u soo sarajoogsan karin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dal-jire

Wednesday, January 31, 2001 - 05:59 pm
Aniga laftaydu waan ku fakaray in aan nimankan intaan karo een isku qabiilka nahay qaarajiyo.
Bal sidee damacdeen inaad ku dishaan nimankan. Anigu waxaan is tusay sida ugu fudud inay tahay iyagoo lagu dilo miinooyinka la hago.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadaad

Tuesday, February 06, 2001 - 01:31 am
akhyaarta waan idin salaamay marka hore anigaa idiin haaya tabta ugu fiican ee lagu qaarijin karo nimankaan marka hore dhowr maalmood hala soomo in ilaaheey denbigeena cafiyo ileen anaguba dembi ayaan sameynaye towbakeen sax ah aan la nimaadno kadibna halmar aan habaar ku kalootino maqribkii iyo salaada subax, ayagaa sariirtooda ku dhimanaaya ama nolosha ayey ku uri doonaan oo hada dadkii ayaa nacay waxaa nici doona xoolaha iyo shirta hadii ay dhintaana cirka iyo dhulku u ooyimayaan sidii ay ugu ooyeen markii la toogtay tobankii culimada ahaa, waayo maalintaas roob ayaa da'ay diyaaradana wey isku dheceen wexey daliil u tahay in ay labaduba maalintaa ooyeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 06, 2001 - 10:01 am
waar niman yohow isku xishooda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shooter

Friday, February 09, 2001 - 08:59 am
Waa ina salaamay Dhammaan raggii hawshu naga dhaxaysay,waxaana inii sheegayaa qorshihii aan ku fullinay afhayeenka S.N.A. (garabka Xuseen Caydiid C/ladiif Maxammed Afdhuub) inuusan ahayn mid lagu guul darraystay, ilaa haddana aadbuu u il daranyahay oo waxuu yaallaa Isbitaalka MP-Shah ee kolba waxa laga gooynayo waa dadkay cuneen, waxaana ku ballan qaadaynaa inaan sii wadi doono dabartirka qabqablayaasha iyo inta ku lug lehba.waxaana ugu baqaaynaa dhaqaatiirtii in howshoodii lasoo gaaray oo ay qabsadaan.
Mahadnadin!.