Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: QANDALA IYOBEESHA CALI SALEEBAAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer Dhaadaar

Thursday, February 01, 2001 - 01:29 am
Maxaa dan ah oo noogu jira hadaanu nahay Cali saleeban maamulka uu wato C/lahi yusuf.
Waa Abshir Ismail h. farah/cawalyahan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan

Thursday, February 01, 2001 - 05:32 am
Maxaad Ina Yusuf ka filaysay?? Malaha waxaad doonaysay in welfere laguu qore. Waar xoogso oo dadkaaga dhinac ka raac Africa caydh layskama siiyee.

Ninkale hadaanu iminka dooranana sidaas uun baad u dunuunicin ilayn waxaad tahay waxii qadhmuunka ahaa oo afweyne soo baray dhacdhaca iyo inay ku noolaadan wax aysan shaqaysan.Waar ka bul dheh oo muruqaaga aamin.

Dadka aad sheegtayna magacooda kuma hadli kartid duli kastaa waa baran karaa abtirsiinyaha ninkale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANON

Thursday, February 01, 2001 - 08:33 am
MR NACAS

MAAMULKU MID GAAR AH AYUU U DANEEYA?
HADABA HADDAAD SAAS IS TIRI, WAAD HURUDAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

feisal

Thursday, February 01, 2001 - 09:01 am
Dhadaaaaaar.. ninkan cid uu faaiido u leeyahay ayaaba iska yar.. meel uu inoo wado lama yaqaan..
laakin arintu markay xumaato calisaleebaan wuxuu samaynlahaa wuu yaqaaan..
Adigu Boosaaso uun Bandow ka dhig..

Anon.. Maamulka shaqsiyaad gaar ah baa danahooda ku wata.. adigu hurdada ka kac.. adigaa hurudee..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IDMAN

Thursday, February 01, 2001 - 09:11 am
WALAALAYAAN SU'AAL BAAN RABAA INAAN IDIN WEYDIIYO
OO AH:
CIDAHA REER MAXAMUUD SALEEBAANKU MAXAY FAANKA KU JECEL YIHIIN?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shabeelBari

Thursday, February 01, 2001 - 12:31 pm
Meesha waxaa qasaya waa cumar maxamud iyo odaygooda waalan marka reer bari haddaan nahay isbaaro aan garooowe dhigano, odayga waalan iyo cidiisuna yeysan noo soo gelin. Markay gaajo u dhintaan oo na baryaana shuruud baan ku xiraynaa oo waxaan leenahay aan dekedaha idiin furnee odayga waalan na dhaafiya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan

Thursday, February 01, 2001 - 04:08 pm
Hooyadaana xagaan dhignaa? Balcad mise baraako cabdow. Dhilooyinkii waa qaymo jabeene la soco garacyahow ina mooryaan....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baafin

Thursday, February 01, 2001 - 11:09 pm
Yaa garanaya Reer MIRE AADAN YUUSUF "COBOL" oo Cawlyahan Cali ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

boqortooyo bari

Friday, February 02, 2001 - 04:16 am
reer qandlow waxaa idiin dana boqortooyadeeni bari oo aduun ka oo dhan layaqaan reer muduga aan iska saarno eyda hawiyaha ayey is ku dhaqan yihiin waa iga dhab taladayda qaata
dhmamaan bariyow sida cal saleeban .siwaaqron .calijibrah.l ismacil saleb. ugaar saleb. dishiishe. cabdaraxiin ibraahim. amaanle. wabeeneeye. wadalmuge. cabdiraxiinsaleb.carabsaalax. janbeel.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudug

Friday, February 02, 2001 - 04:23 am
boqor

cismaan maxmuud maxaa uga saartay ayaguba waa reer
bari, mise sheekada si kalaa ula jeedaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

feisal bosaso

Friday, February 02, 2001 - 08:01 am
Badhan eydii ku dhashay was.. bax hawiyaha iska soo celi.. barbar xaaraan baa tahay.. adigoo kale waa la yaqaan hawiyaa wax kuu galaan.. meesha cayda nooga daa.. cumar maxmuud iyo odagooda waalan hana dhaafaan..

IDMAN su'aashaada jawaabteeda aniga waxay ila tahay.. nimankan Maxmuud saleebaan.. waxay u faanaan kalsooni daro ay isku qabaan darteed..

Weli cali saleebaan is faaninaya miyaa aragtay?.. sababtu waa waxaynu haysanaa kalsooni inagu filan...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caluula

Friday, February 02, 2001 - 11:14 am
meeesha cayda ha laga daayo aqyaarta CaliSaleebaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qandalaawi

Friday, February 02, 2001 - 04:12 pm
Run ahaan markaan isha mariyay waxa ay meesha ku qoreen waxaa iisoo baxday bahalo waalan oo nacaybka dadka Puntland dagaa ka buuxo kuwaas oo waxay qorayaan is leh fidno iyo kala qaybin ku gaara si kale oo aad wax uga qaadi kartaan ma jirtee.
Waxaan kula talinlahaa kuwa jecel fidno ka dhacda puntland dhexdeeda ogaada garaadka aad doonaysaan inaad isku dirka dadka wada dhashay aad u adeegsataan inuusan idiin meel marayn iskaba daa qof aqoon iyo garasho leh oo naga mida ee xitaa doqonka reer Puntland ahi markuu idin akhriyo waxaad ku qortaan meeshan wuu garan kuwaad tihiin iyo ujeedooyinkina xunxun meelna idiin mari maysee ordayoo Mooryaaneey guryihiina soo nadiifsada oo dadkaan tooda daryeelay warkooda u daaya waa laydiindhaamaa oo yaanu wakhti idiin kalumine horaa kuwiinii ugu siyaasada iyo caqliga badnaa dab u dhex dhigi waayeenee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirizak

Friday, February 02, 2001 - 10:57 pm
To:dhamaantiin.Waryaaya war ma inagii baa dib isugu soo noqonay,war waxaan ogaa ayadoo laga wada hadlo arimaha siyaasadeed iyo ninkee ayaa noogu fiican hogaanka ee ma waxaad u badasheen in aad isu caydaan reer hebal war anagu wali heerkaas ma aynaan gaarin ee dhalinyahay sheekada ha la dajiyo oo yaan laysu caayin qabiil,waa caadi in lays yiraahdo qolo waliba degaan bay leedahay ee degaankeeda ha ku ekaato wixii wax wada qabsi ahna aynu wada qabsano waa sax laakiin in aad is caydaan waa mamnuuc ee idinkoon caytamin si ilbaxnimo ku jirto afkaarta u kala qaata,waad mahadsantihiin.:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

buluf

Saturday, February 03, 2001 - 12:27 am
salaam dhamaantiin,
waxaan halkan ka baafinayaa Faarax Barre Buluf oo markii iigu wardambaysay ku sugnaa wadanka Maraykanka.
Fadlan hadii aad garanayso iigu soo hagaajiya
e-mailkan.. dalmar10@hotmail.com.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilqardho

Saturday, February 03, 2001 - 12:33 am
hahaha war kaalaya ma calisaleebaankii xijiga guranjirey baa internet bartay. meesha la ilbax. hadhowna waxay na leeyihiin aan idin xukuno. reer fitishaari ordaya xijigiina gurta meesha waxba kuma haysaane.
belo belo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

INA-LIBAAX SAN KATAABTE

Saturday, February 03, 2001 - 04:39 am
to: wiil qardho,
haye wiil qardhoodow, maxaad tolwayne cali saleebaan ugu faani doontaa?
waa internet aan lagu arkeynee waxaad rabto soo qor, ileen kuma dhacdid inaad nin calisaleebaan ah hortiisa hadal xun ku hor tiraahdid e,. ninkii jiray ee ugaarsatada aahaa wuxuu yiri saw sagaaro ima barato!!, hada waxaa la yaabanahay saw cismaan maxamuud ima barto, war yaanan kuu layn sidaan kuu layn jiray taariikdh dhow im mid shisheba, 7 boqor iyo madaxwaynane iyo dagaalkii dhawaaba saan wiil qardhood u laayay saw kuma cimri qaadatid boowe!!
haday cilmi noqoto bal waxaad ii sheegtaa goortuuu cismaan maxamuud ka cilmi badiyay cali saleebaan.
hadaan kula taliyo wiilow, waxaan ku leeyahay shini la iskuma kiciyee ha isku kicin cali saleebaan,
kaa hanti badni, kaa tiro badni, kaa cilmi badni, kaa dagaal badni, raganimada kale eed ku faanayso ee aad xiji gurashadeyda cayda uga dhigayso ayaan la yaabanahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan

Saturday, February 03, 2001 - 07:36 am
This shity topic has to end.Mooryaanis,Mooryaan lovers, Faqsh afweyne iyo tan xaadhkaleh leh ee Iidoor you all go •••• your mothers . Garac ibnu garacis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caluula

Sunday, February 04, 2001 - 05:40 am
Badhan.. you stupid cumar maxamuud adigoo kale waa layaqaan.. daba dhilif c/yusuf.. motherfucker.. you've nothing to say in here..
shut your dirty mouth.
anigaana ku wasa adiga iyo hooyadaaba..
eydii ku dhashay was.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer dhaadaarood

Monday, February 05, 2001 - 03:13 am
Salaan dhamaantiina iiga soo jawaabay fikradaydii ahayd maxaa dan noogu jirtaa maamulka Puntland hadaanu nahay reer Qandala iyi bahda Calisaleebaan,
Waad ku mahadsantihiin fikradihiinii kale duwanaa inkastoo aanan helin jawaabtii rasmiga ahayd laakin hadaanu nahay beesha Calisaleebaan dadku ugu soo waxsaarka iyo dhaqaalaha puntland meel sare uga jira waxay ila tahay in aanan si rasmi ah maamulka puntland inuusan wax noogu qaban(Qalad yaa la iga fahmin kama soo horjeedo maamulka balse wax qabadka maamalka).
1-Maamulku muxuu wax u qabtay deeganka Qandala xaga caafimaadka ,xaga is gaarsiinta ,xaga jidka isku xira boosaso iyi qandala gaar ahaan Buurta Butiyaalo oo shilal badani ka dhaco.
2-Maamulku wuxuu balan qaaday inuu dib u hagaajiyo garoonkii Dayuuradah magaalada Qandala oo ugu shaqo danbeeysay 82 dii
3-Maamulku waxaa kale oo uu balan qaaday inuu dib u dhiso warshadii kaluunka ee Qandala.
Hadaanu nahay Cali saleeban kuli waxyaalihi aan kur kusoo qaatay aad ayey muhiim noogu tahay gaar ahaan magaalada Qandala iyo nawaaxigeeda.
Maxaan ka qaban karnaa maamulka Puntland inuu noo fuliyo arimeheena na saameya beesha Cali saleebaan.
Anigu Qandala waxaa igu danbeysay 85 tii laakiin waxaa degen reer kayaga oo aad caan uga ah magaalada Qandala Reer Xaaji Faarah oo kala ah shiino h farah ,ibrahim h farah,xidig h farah ,shire h farah iyo anigoo ah Abshir Ismail h farah oo degen Sweden.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Keyse

Monday, February 05, 2001 - 03:45 am
Nimanyohow caruur maan nihin dadkana sidaas laysugum diro,
Ninka wiil qardhood magiciisi isticmaalayoow ceeb calyk maahyn mid sidaa u hadla wiil qardhoodkaan meeshaan ku baranay.

Marka waxaan idin leeyahay waxba has daalina waqtigana ha isga ciyaarina.

Dhalinyrada walaalahy ah ee laga yaabo ionay asal ahaan ka soojeedaan Qandala walaalayaal run hamoodina waxa dad badan qorayaan inaty iska dhigaan Max,uud Saleebaan amam qof u dhashay Puntland oo hartiga kale ah ayay doonayaan fidno.

marka waxba hala qaad-qaadina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan

Monday, February 05, 2001 - 05:00 am
Keyse;
After all, you're not as bad as I thought.In your last article, you're absolutely right and I will respect you for that.

For those who wants to divide my own people, it is not going to happen so why don't you try another thing, such as ..you know...Many others who came before you have tried and failed misserably.

Believe it or not, the present situation of my people has never been better, so you either come to us and beg us like a five years old child in order for us to rescue you form the horrible mess that you put yourself in it, or go and perish in the slams of Mogadishu forever..
Puntilander forever.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ina-libaax san kataabte

Monday, February 05, 2001 - 09:27 am
To: badhan

war badhanoow waxaad rabto soo qor, ilayn naag naagi dhasay baad tahaye, tolwayne cali saleebaan kama hortiraahdeen hadal xumada iyo aflagaadada aad halkan ku soo qortay iyo mid lamid ahba, kolba waan ku ogahay waxaad tahay cidii markii ay maqasho qandala ama cali-saleebaan calool xanuunka iyo shubanka ku dhici jiray, kulama yaabayo ee waxaan ku oran lahaa markaad raganimada aad halkan wax uga sooqoraysid rag cali-saleeban ah la horiman korto ayaan kula hadlayaa. ama sidii naagihii meelaha ka caytan, gabogabo iyo gunaanad waad jiran tahay e quraan orodoo isa soo saar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ina Uunlaaye

Monday, February 05, 2001 - 10:21 am
dhalinyarada calisaleebaan waxaan si sharaf iyo qadarin mudan idinkaga codsnayaa inaad ilaalisaan sharafta iyo magaca aanu ku leenahay tolka, rag badan oo magaca dadka aynu degaan ahaan wada degno ama dhiig ahaan is xigno isticmaalaya ayaa jira ee halaga fiirsado. mahadsanidin boowayaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ina beeldaaje

Monday, February 05, 2001 - 10:23 am
waan kugu raacsanahay boowe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan

Monday, February 05, 2001 - 10:30 am
L/san ka taabte,

Cali Saleeban waa walalahay waana garabkayga qadhmuunyahow.....Mooryaan loverka ah...Mar xasuuso maahmaahda waa laga mil qaataye ...Ninkii Cali Saleebaan mu-muday caano kama maalo.
Gabi ahaantoodna waa reer Puntiland Xoogsady oo walib kuwii asaasay magaca Puntiland State of Somalia. Ka nax oo nafta waa.....Faqshtii hore iyo tan Cayr ba ha dhacdo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeqow

Monday, February 05, 2001 - 02:00 pm
Abtoow waxaan la yaabay ninkaan Badhan muxuu horta u ceeytamaa? sxb fikradaada dhiibo adoo si xushmad leh ku jirto aight.

TO: Faisal bosaaso
abaa hawiyye naceebka iska dhaaf sxb, see camalkaa,, meesha in fikrad la is dhaafsado iyo in waqti lagu lumiyo lee loo joogaa,,,am i wrong?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer Dhaadaarood

Monday, February 05, 2001 - 11:18 pm
To:Ina Beeldaaje & Ina Uunlaaye
Boowe yaal iga gudooma salaan qiimo iyo qaayo leh,tan labaad aad ayaad uggu mahad santihiin sidii qadarinta laheyd eed walaaleheen kale aad u waaniseen.
Aniga waxaa la iyiraahda Abshir Ismail H Farah/Calisalebaan ah waxaana degenahay dalka Sweden waxaanu isnaqaanaa ilma Beeldaaje & Ismail Uunlaaye oo dalka katagay waana dhalinyaro aan ilma adeer nahay marka ma is kaaya sheegi kartaan raga aad tihiin idinkoo mahadsan.
Abshir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Q@rdhööd

Tuesday, February 06, 2001 - 02:07 am
To: wiilqardhood
warheedhee mawaadan xishoonayn maxaad reer adeer u cayaysaa mawaadan reer qardhö ahayn. waxaadse ogaataa in ay ceebtahay hadii ay ceebi wax kuu dhinto in lacaayo qabiil ha,ahaado Hawiye ama Isaaq iska dhaaf kuwa naladhashay ee Cali Saleebaan ama .... Saleebaan ama .....Saleebaan.
Waxaadse kale oo ogaataa in aadan Pl u danaynayn markaad sidaas u hadasho.

To: Ina MUKULAAL sankataabte
Warninyohow see wax kaa noqdeen dadkan aad ku faanaysid layntoodu soo maaha kuwii dad kuu xigay, waa hadaad Cali Saleebaan tahay?.
Waxaadse ogaataa in aadan katalinayn dan Cali Saleebaan waayo danbiyo qaabdaran baad dusha ka saartay. Haddii nin caqli leh aad ahaanlahay reer tolkaa danbi intaas lèg dusha kama aadan saarteen adigoo ku faanaya. Marka walaale soo Caqliyayso markaas kadib ayaa dadka ladhexyimaadaa laakiin adigoon kala aqoon xumaanta iyo samaanta dadka looma faano waayo wax xun baad ku faanaysaa adoo wanaag u qaba.

To: Keyse
Walaal aad iyo aad baad umahadsantahay
S/C

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

feisal bosaso

Tuesday, February 06, 2001 - 07:51 am
TALO QORAAL AH OO KA SOO BAXAY BEESHA CALI SALEEBAAN
(By Sahan, Bosaso)

Todobaadkan waxaa lagu faafiyay goobo kala duwan oo ka mid ah magaalada Boosaaso qoraal dheer oo dhawr bog ah oo la sheegay in uu ka soo baxay waxgaradaka aqoonyahanka beesha Calisaleebaan,…
Qoraalkaas waxa ay soo saarayaashu aad ugu dhaliileen maamulka punt-land iyo waxyaabo ay ka mid yihiin sicir bararka oo aad usii kordhaya iyo waxyaabo kaleeto ugu danbayntii waxgaradka beesha cali saleebaan wuxuu ku talinayaa in Isamada Waxgaradka Aqoonyahanka iyo dhamaan bulshowaynta isir wadaaga ah ee dagmooyinka iyo gobollada gayiga punt-land ay u midoobaan sidii xal hagagsan loogu heli lahaa majaro habowga uu layimid maamulka punt-land.
Waxaana bayaankan ku saxiixan Nabadoono iyo waxgarad ay kamid ahaayeen.
Shire Yuusuf Max’ed, Max’ed Jaamac, Siciid Bile Cabdalle,Hayan Saalax Ismaaciil, Cabdi Salaad Muumin,Max’ed Yuusuf X Cali,Abshir Cismaan Xirsi,Raage Bile, Saalax Cabdisalaan Axmed,Yuusuf axmed,Cabdalle Aw Yuusuf,C/kariin Siciid C/maan,Mire X Siciid, Siyad Axmed Bilcil,Xasan Dhufub,Maxamed Ismaaciil Dawaarig,Mahad Khaalid Cali, Qaxiye Ciise Max’ud, iyo caaqilo, Aqoonyahno iyo Culimaa’udiinkaleeto oo 70 kor u dhaafay.
Inkastoo xubno kamid ah dadka ku saxiixan qoraalkan ay ku maqan yihiin dalka dibadiisa qaarkalana ay sheegeen in aysan lug ku lahayn, hadana talaabadani waa mid laga soo dhaweeyey meelo badan oo gobolada PuntLand ka mid ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

feisal bosaso

Tuesday, February 06, 2001 - 08:18 am
waryaara sow kuwan odayaasheeni u adkaysan la' odaygan waalan wuxuu Puntland ku hayo...waxaan u malaynayaa waad u wada jeedaan xaalada Puntland meesha ay marayso. Sow tan doolarkii aan ehelada u direyney laga diiday in loo sarifo..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer dhaadaarod

Wednesday, February 07, 2001 - 09:35 pm
To:Faisal Bosaso
Boowe gacaliye aad baan ugu faraxsanahay sida aad ula socoto bayaanada kasoo baxa odayeesheena Cali saleebaan.
Ila soo socodsii wixii cusub ee kasoo baxa odayaasha.
Adigu ma reer boosaasod baad tahay mase reer Qandal, mide kale mataqaanaa Ilmo xaaji faarah yusuf.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

feisal bosaso

Thursday, February 08, 2001 - 08:15 am
To: reer dhaadaarood

Walaal aniga reer Qandala ma ihi. Qandala weligey hal habeen ayaan seexday beri hore aniga oo caruur ah. laakin mar inaan soo arko waan jeclaanlahaa. waxaan ahay reer Boosaaso .. (Biciidyahan Cali).
cidda aa sheegtayna ma aqaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IAN-LIBAAX SAN KATAABTE

Monday, February 12, 2001 - 06:55 am
TO: FAISAL BOOSAASO

BOOWE SI AAD IYO AAD AH AYAAD U MAHADSAN TAHAY, SIDA SHARAFTA LEH EE AAD WARARKA NOOGU SOO TABISAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer dhaadaarod

Monday, February 19, 2001 - 01:22 am
To:Faisal Bosaso
Boowe aniga waxaa adeer ii ah (Cap. Ciise hagi farah)oo waxaa i dhalay Alaha u naxariistee Dr Ismail hagi farah oo ku dhintay kismayo 96kii.