Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics: ILAA IYO INTII LA SAMEEYE DAWLAD GOBALEEDKA PUNTLAND WAXAAN DHIB AHAYN UMA KEENIN GOBOLADA SOOL IYO SANAAG?MEESHA LA DHISAY GAALKACYO,GARAWO,IYO BOOSAASO?MA XAQBAA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DARWIISH

Thursday, February 01, 2001 - 07:36 am
PUNLAND,HADAAN DHULBAHANTE NAHAY WAA KU QASAARNAY MAXAA YEELAY ILAA IYO HADA WAXAAN DHIB AHAYN OO NAGA SOO GAARAY MA JIRAAN DHISMIHII LA DHISAY PUNTLAND.
TAAS AYAA NAGU KELIFTay INAAN TAAGEERNO DAWLADA HAWIYUHU MADAXDA U YAHAY EE MUDISHO.
MAJEERTEEN MAXAA IDIIN DIIDAY INAAD XAQ SOORTAAN?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan

Thursday, February 01, 2001 - 08:19 am
Waan ku qasaarnay.... Waar dhulbahante nacasyahow afka mooryaanta kuma hadlo ee dadka magacooda u daa...Kac oo soo baro sida hartigu u hadlo marka hore yaa mooryaan ibnu majuus.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANON

Thursday, February 01, 2001 - 08:30 am
DARWIISH

DHIBAATOYINKA MAXAA KA MID AH? WAX MANOOGA SHEEGI
KARTAA?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Talo-keen

Thursday, February 01, 2001 - 01:52 pm
Ku: Darwiish

Sxb Ina yeey magaalo uu dhisay ma jirto ee cid walba ayadaa magaaladooda dhistaye ee dhista magaaladiina adinkuna, hana ka sugin in C/llaahi Yusuf kuu dhiso waa talo.

Talo-keen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Naaleye

Friday, February 02, 2001 - 07:54 am
yeah man these MJ want rule us, just like isaaq , we wana say no and go for the somaliweyn

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DARWIIISH

Sunday, February 04, 2001 - 11:33 am
Anagu hadaan dhulbahante nahay weligayo cid kumaanan tirsanayn,majeerteena maanta ka horoow waxba isuguma kaaya jirin,balse marka aan leeyahay waan ku khasaarnay puntland maaha baryo aan baryayo c/llaahi yuusuf iyo inta la shaqaysa balse waxaa la leeyahay waxaa jirta dawlada dar yeesha oo nabadgelyada iyo caafimadka ka shaqaysa.
hadaan idiin tiriyo factska dhabta ah waa sidan
1-weligii c/laahi yuusuf ma tegin Laascaanood isagoo degan Garoowe oo looga socdo in ka yar 3- saacadood.
2-ilaa iyo hada ma hayno wa cadaynaya in wax qabad ah xaga caafimaadka,iskuulada iyo nooc kasta oo arimaha bulshada ah oo ay dawladu wax ka qabatay.
ma idin´ku jiraa qof ii sheegi kara wax laga qabtay goboladaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan

Sunday, February 04, 2001 - 02:47 pm
It is a good question but why don't you ask this question the vice president of the State who goes to Las Anood every other day.I have been to Laascanood last year, and believe it or not you do need a taxi cab to go from one place to another with in Lascanood.
Compere the current Lascanood to the one in 1990.
Puntilande forever.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Sunday, February 04, 2001 - 07:06 pm
to, darwiish, marka koowaad c/laahi waligii mategayo laascaanood, dilbaa loogahaystaa.
sarkaalka soomaalida UN ushaqeysa wuxuu dhashay soo, cismaan hasan, isagaana kadanbeeyey mashruuxcyo badan oo shaqeeya puntland, laascaanood mashruucyadii lakeenay iyagaa amaan galinwaayey. markaa darwiish cidkale eed hasaarin, hanakadhigin inaan ubaahanahey intey ineybaahan yihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Drawiish

Monday, February 05, 2001 - 02:18 am
War ninkaan la baxay Darwiish walaal waxaad doontid ahow ee magacaan ii dhaaf magacaan aniga ayaa iska leh fadlan magac kale sameeyso waa doqonnimo waxa kan.