Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Hadda mayay noo bilaabeen hub urursi
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gudoodow

Friday, February 02, 2001 - 08:47 am
waxaan la yaabanahay waxa ku kalifay dowladda cusub in ay hub soo urursato iyodoo ay caruurta soomaalioyeed ay wxabarasho haysan daawanana warkeed dhaaf

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mryuu

Friday, February 02, 2001 - 09:14 am
to ; gaduudoow
waryaa rufiyaanimada amxarada nagala tag
dowlad aan hub iyo ciidan laheyn ma dowlad baa
war jaajusiinta ayaa lagu gumaadi doonaa ha ahaadeen hawiye ha ahaadeen daarood ha ahaadeen isaaq ha ahaadeen elaay ha ahaadeen habar kuuley
ma garatey waryaa dacaayada raqiiska kalatag goobta
waxbarasho waxaa la he;laa markii amni iyo nabad la helo hub ka aad sheegayso ayaa nabada iy waxbarasho lagu keeni doonaa
bye
war ilaah ka baq jaajuusiinta iyo mooryaanta ka har

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 02, 2001 - 07:37 pm
ninkii ka hub yar la 'aad sidaad dameerka iigu ahayd ayaad ilaa haddana kuu raranayaa, bal car isku soo day galkaio. haddii aanan ku raran dameer yahaw dameerka dhalay.
shaabuug baa taqaan wax kale dawadaada ma ahan ninkaan shaabuuga kula dhicina (reer hamarka iyo minority) oogadaa ka maraysaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

koofi-dhuub

Saturday, February 03, 2001 - 09:50 am
doowladda waxa faro-jileeca ugu wacan oo dadkeedda loogu handadaa meelkasta oo ay booqdaan waa in ay tahay mid shicib ah oo aan xoog adeegsan hubna aan haysan nabad iyo caano jecelna ay T ahay illaa hadda oo aysan sagaario ka dhiigeeyn dowladdu,taasi waa mid aan africa ka soconayn ay meel kale oo ay ka socotaahina adduunkan maanta kama jirto schoolman ma jirto dowlad aan hub iyo cidan sharciyadda ay soo saarto u xoojiya isla markaasna u ilaaliya aan haysan. waa loo baahanyahay mid culus iyo mid fudud,diyaarado,gaadiid bad iyo mid berri in ay la timaaddo si ay u illaashato xadadka dhulka,badda iyo cirka,bal xasuuso markii aan carruurta ahayn oo aan aragno diyaarad cirka soomaaliya maraysa maxaan oran jirney?"caasha carrab dheer cirka noo daa" waa in aad ogaataa ilaashataa xadkaada si laguugu aqoonsado xadkaada.
soomaaliya ha noolaato hana israacdo