Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government: Baaq bosaaso
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daarood

Friday, February 02, 2001 - 09:09 am
to ; puntland
waxaan ugu baqayaa dhamaan dadka daga puntland amase waqooyi bari somaliya in ka fogadaan wixii keeni kara isku dhac iyo dagaal
waayo dagaal xiligiisi wuu dhamaadey
waxaa waajib ah in qof walba uu xor u yahey in mowqifkiisa siyaasadeed si xor ah uu u sheegtaa ,waxaan ku faraxsan nahey banaanbixii bosaaso ka dhacey ee lagu gubay calanka tigreega
waxaan ka xumahey weerarkii askarta mooryaanta ee claahi yusuf ay ku dileen gabar yar oo waxba aan galabsan,waxaan ugu baqayaa dhamaan dadka daga puntland in walaalnimada iyo daganaanshaha aan ku wada nooleyn mudo baden in aan waxba laga badalin
la ilaaliyaa nabada iyo daganaanshaha
baaq waxaan u soo jeedinayaa odayaasha ,dadweynaha gobalka in shir dag dag ah la qaato si arinta aysan faraha uga bixin inta aan la gaarin doorasha gobalka,
in claahi iyo askartiisa xun xun loo sheegayaa in dadka aan lagu qasbin wax aysan dooneyn
in xoog waxba lagu qaadi karin
in askartu ay tahey wiilashii reerka oo ay ogaadaan waxey askari u yihiin in ay tahey sugida amniga
in puntland aan qori lagu xukumi karin
in amxaaro aanan dooneyn
ma rabno
digtatoor dhiig yacab
jaajuus amxaaro
waxaan ugu baqayaa beelaha daaroodka ee daga puntland in ay ka fiirsadaan xiriirka maamulka xabashida wadato ee puntland
ma dooneyno
ma rabno
beelaha daga puntland sida majeerteenka waa in claahi runta loo shegaa
beelaha daga puntland sida dhulbahantaha,warsangaliga ,leelkasaha ,awrtablaha
waa in ay ka fiirsadaan cida ay dooran doonaan
waa in laftigooda ay is sharaxaan si maamul cadaalad loo helo
wabilaahi tofiq