    Sade | Saturday, February 03, 2001 - 10:06 am BAYDHABO Feb 3, 2001 (BP)- Waraaq aan ka helnay afhayeenka Ururka SNF, Xassan Nuur Sugule ayaa waxaa uu kaga hadlay dagaal shalay galab ka dhacay magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo, qoraalki uu noo soo diray Xasan Nuur sidan ayuu u qornaa: UJEDDO: JAB LOO GAYSTAY KOOXDA CARTA Shalay galab saacaddu markay ahayd 06:43 ayey kooxda Carta oo adeegsanaysa 21 tikniko ah weerar kusoo qaaddeen magaalada Garbahaarrey, weerarkaas waxaa hoggaaminayey Col: Diiriye Xirsi Cali. Kaddib dagaal qaraar oo socday illaa 08:23 fiidkii, waxaa noo suura gashay inaan jebino kooxda Carta, halkaa waxaan kaga qabsanay 6 tikniko ah, iyadoo halkaa ay ku naf waayeen 14 qof: 10 ah kuwii dagaalka soo qaaday, 2 ah ciidamada SNF, IYO 2 qof oo rayid ah; sidoo kale waxaa halkaas ku dhaawacmay Col. Diiriye Xirsi oo watay kooxdaas soo weerartay magaalada, waxayna u baxsadeen magaalada Baardheere, inagoo hadda ku raad joogna. Hassan Nuur Sugule AF-HAYEENKA URURKA SNF |
    Anonymous | Sunday, February 04, 2001 - 03:15 pm hahahahahaha hahahahahahahaha hahahahahahahahahah |
    yarre | Monday, February 05, 2001 - 01:06 am xayawaan xayawaan dhalay masaasbaad ula dhimasha jeceshahay reerka. doqon yohow meesha isaga tag.. |
    Dunbuluq | Monday, February 05, 2001 - 03:43 am Mareexaan waa isku jabay tababarkii Afweyne uu ugu talo galay in ey soomaali kula dagaalamaan, sannadahaan ayagaa isku jabinaayo. Daarood jabay kuwii kalena hadeey Boosaaso iyo Qardho ku jabi doonaan. Vivo Soomaliland |
    ali | Monday, February 05, 2001 - 03:48 am hadii aad rabtid in aad wax qorto wax wanaagsan qor ama iska aamus dagaal wax fiican maaha magaalo ay soomaali joogto soomaali kale in ay qabsato waa ceeb waxaa lagu jiraa 2001 marka wax kale ka hadal "dowlada soomaaliya ha guuleysato kheyrkeedana alaha nawaafajiyo" AAMIIN |