Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : TABAR MA LEEDIHIIN OO AAD AMXAARO ISAGA CELISAAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jahwareer

Monday, February 05, 2001 - 12:54 am
Ma waxaad is moodeen inaad weli xoog leedihiin war hoy maad ka joogtaan maryooley amxaaro oo maad iska sasabtaan waa idinka taalaa, kuma aadaan amxaaro, ood meelahaas uga heestaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 06, 2001 - 05:51 pm
doqon damiir laawe somali ayadoo saan ka liidato ayeey la dagalantay itobiya maantana yar & weyn waa yaqanaan habka 7 xelada loogu dagalamo qoryaha xataa ari carbeedkii ayaa yaqaan habka dhufeska loo galo doqnyahow adiga hasoo hiilin hadhow tarabuunka iska fadhi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 07, 2001 - 01:00 am
Ku: Jahwareer,

Sharafta iyo xornimada Soomaaliya rag iyo haween badan oo Soomaali ah ayaa naftooda u soo hurey. Maantana kuwaas kuwa la mid ah ayaa jooga. Tabar ma lihi in aan Amxaaro oo dadkaygii, dalkaygi iyo diintaydii gubeysa k