Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : SOOMALI-U-DHASHOW-HA-KU-DHICIN-CIDLEE.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jahwareer

Monday, February 05, 2001 - 03:35 am
Waxaan u jeedaa ereygaa dadka fadhi-ku-dagaalka ah ee jooga qurbaha iney iskaga faraan waxa keenaaya ceyda iyo iska horimaadka, sababtoo ah waa laga tegey amaba laga gudbey maanta marxaladii la joogey 11 sanno ka hor, qalbi furan iyo niyad saafi ah ayaa lagaa doonayaa hadii aad tahay soomali sax ah. wixii kale waa halkeeda.