    MUUDEEEEY | Monday, February 05, 2001 - 12:15 pm Walaalayaal waa in aan aqoonsanaa dowladeena ilaahay ina siiyay oo aan diidnaa horboodayaasha qabiilka oo baabi,yay dadkii & dalkeenii hooyo waa waajib in la raacaa madaxdaada rasuulka SCW waxa uu yiri ( ADEEC MADAXDAADA XATAA HADDII UU YAHAY ADOON XABASHI AH ) sidaa owgeed inaga ayaan dooranay dowladeena shirkii carta ee dalka jibouti ayaan ku dooranaya walaal fikradaada ka dhiibo si wanaagasa KHAYR AYAAN IDIIN RAJAYNAYAA |
    Huriye | Tuesday, February 06, 2001 - 02:57 am Muudeey, dowladda waa raacsanahay laakiin kuma raacin in ey diin Islam raacsantahay iyo inkale. Waxa aan ku raacay waa Qabiiladda Soomaliyeed oo wax qeybsaday oo sidaasna qaar ka mid ah qabiiladda Soomaliyeed ku hishiiyeen. Qofkii qabiilkiisa wax ka waayana haduu diido DKMG waa ku saxsanyahay aragtideyda. Sidaas darteed meeshaan waa qabiil wax qeybsanaayo kii rabana waa diidi karaa kii kalena waa raaci karaa. Hanoolaato D-KMG. |
    Siraaje | Tuesday, February 13, 2001 - 04:51 am waar meesha kukala yaaca wax dowlad ah majirtee. Abdiqasim sidii lamoodayay noqon waa,nin wadani ah,daacad ah,somalidu uwada siman tahay ayaa lo haystay lakin waxaa laogaday inuu yahay nin qabiilayste ah,qabiilo somalida kamid ana aad uneceb yahay,warbal ninkaas khaladaadkiisa ila eega. 1-Ciidanka nabadgalyada Muqdisho oouu ina Adeerkiis uweynaysiyay 2-Lataliyihiisa dhinaca siyasada oo ina daeerkii ah. 3-lataliyihisa dhinaca arimaha gudaha oo ina aderkiis ah(xawadle) hawiye is hawiye adeer 4-Qaybo kamid ah daaroodka oo uu qoryo iskugu dhiibay sida:gobolka Gedo. 5-Eelaay dii oo uu isku dhameeyay. 6-ganacsatada ilma adeeradii ah oo uu sigaar ah ula shiray kuna yidhi inta xiliga kala gurka ah lagu jiro lacago soo daabacda oo somaliya sanka qabta markay dowlad fican kadhalato,wa arin lahubo taas. 7-ilma adeeradii oo uu kadhigay ganacsatada somaliyeed ee adunka laga yaqano isagoo udiray Italy. 8-Hadalkiisii ahaa inay dowladu tahay mid udhalatay masaakiinta iyo qabiilada laga badan yahay oo beenoobay,waayo deegaanka xamar yaa iskaleh ree xamarkii cadcadaa xataa degmo gudoomiye loogama dhigine xagay cayr xamar kuarkeen!!!war anagaa wax aragnay. 9-Sir weyn oo laga hayo cabdiqasim oo odhanaysa inuu doonayo inuu Kismaayo kadhigo xarun habargidir,isagoo xoojinaya ciidanka halkaas fadhiya ee hawiye. intaas iyo wax kasii badan ayan kuhaynaye naladhaafa dowlad kusheegtan aad meelaha laordaysaan |

    fariid | Wednesday, February 14, 2001 - 01:41 am to. siraaje sxb horta kama qaybqaato badanaa mowduucyada noocaan ah lakiin maadaama maanta uu ugu dhowyahay mowduuc hadal lagu darsan karo yaan isku dayayaa inaan kula wadaago rayiga.. hadii aad ula dagaalsan tahay dowlada xukun iyo qadin 10sano yaan dowlad la aan ahayn cid wax xukunto iyo nin loobadiyay toona ma aanan arag. marka hadii tani dunto maxaaba lakala badsan oo meesha yaal. arimahaan lacagaha ee dadku soo daabacdeen waxaan ku dhaliilayaa aniga shacabka soomaaliyeed oo aad uga cagjiiday taageerada dowlada iyo soocelintii kala danbaynta. nimanka lacagaha soo daabacdo iyo ganacsatada ku caan baxday somaliya waa dadkii 10kii sanoo lasoo dhaafay dhiiga dadka ka beecmushtarayay. marka dowladu umayeerin c/qaasina usha uma dhiibin ayaga. hadii uu ubadiyay xukuumada dad u qaas ah 2sano kabacdi wuu tagayaa ayagana wayraaci doonaan hadayba hagaagto dowlada.. aniga marna uma arko in ay d-kmg ah ay leedahay awood ay isugu hubayso qabiilo iyo tabar ay dagaal ku abuurto maanta. wax dan ah ooka soo gaarayana majirto in dagaalo cusub iyo qalalaase dhaqaale dalka maanta ka bilowdo. hadaan waxka taabto pointigaagii ugu danbeeyay kismaanyo waa magaalo soomaaliyeed hadafka dowladana waa in dhamaan umada soomaaliyeed ayku wada noolaadaan daris wanaag iyo galkagayl meel walba oo dalka ka mid ah, marka ayada oo uusan c/qaasin waxba uusan u rarin yaa hadii nabudu dhacdo qofwalba oo somali ah meesha uu rabo kadagi doonaa dalkeena baaxada wayn.. intaas waa iga rayiga aan is iri waad raacsan kartaa mowduucan. |