Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : SOOMAALIDU CADOW MA LEEDAHAY?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUGAAL

Monday, February 05, 2001 - 03:11 pm
Waxaan is weydiiyaa cadow soomaali ma leedahay?
waxaase goor walba nafteyda ku qanciyaa ineysan
umadda soomaaliyeed cadow lahayn,sababtuna waa-
hadii umaddu cadow lahaan lahayd burbur ma dha-
ceen,qaysanaanta iyo kalsooni darada jirta maantana ma jirteen,ee waxay umaddu ahaan lahayd
umad ay ku dheer tahay soomaalinimada iyo wadani-
nimada.hadaba hadii aragtideydu tahay mid qaldan
maxaad u aragtaa cadowga soomlida waxa uu yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daahir

Wednesday, March 28, 2001 - 10:00 pm
Waxaa cadow ii ah soomaali oo dhan marka laga reebo qabiilka aan ka dhashay,sababtu ma garanayo waxaase xilayadaan danbe xasuustay in cadow jiri jiray,xasuustaasi ma aha mid wax ka badaleysa aragtideyda qabiil.hadaan jawaabta u soo laabto waa runtaa cadow ma laha soomaalidu,hadii ay leedahayna cadowga qofka soomaaliga ah uu leeyahay waa umadda soomaaliyeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xalane

Thursday, March 29, 2001 - 05:12 pm
yakhay jawaab fudud waaye shalay caddowga ugu waynaa waxaas ahaa Mareexaan kan maanta Habar gidir kan barito animaa kasaa waxaas noqon karaa Majeerteen ,Abgaal,Xawaadle,ogaadeen,Isaaq kii markaas Xoog wax ku Xukumaaya lee Somaaliya cadow u ah,,,,marka cadowgeena runta ah waxaa waaye Xukunka,,,,haddii la sameeyo Xukun dadka Somaali oo dhan u dhaxeeya oo Qabiil Xoog waxna ku Xukumayn aas jirin ,,,,Cadawgeena waa dhamaaday...laakiin dagaala kale aa na sugaa oo ah gaajo,,aqoonla'aan iyo cuduro,,,,,,,,,,,,,marka Xukun Xumow si haloo galo saaxiibkeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, April 02, 2001 - 05:32 pm
WALAAHI IDINKA WAX FAHAMTIIN
SAADA CALI BAA HORE U SHEEGTEY SADEXDA CADOW OO UGU WAYN WAXAY KALA YIHIIN
(1) CUDUR
(2) GAAJO, BADOWNIMO
(3) JACAYL