Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Somaliland Politics: Somaliland Politics (Current): Dowlada awal iyo askartayada sida.. h/jeclo...arab...gudabiirsi
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin awal

Tuesday, February 06, 2001 - 10:14 pm
halkan waxaan u furay in ay ku sheekaystaan dawladayada awal iyo askartayada daacada noo ah sida.. h/jeclo .. arab.. gudabuursi.. iwm

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

h/jeclo

Tuesday, February 06, 2001 - 10:17 pm
ku nin awal
naag baad tahay aan waxba iska celin karin markaan kuu hiilinay ayaad anaga askar nagu sheegtay libaaxyadaan la dagaalanay hadii aan kugu soo dayno hadh-cad ayaan hadhuulkaha lagugu dari lahaa lol..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 08, 2001 - 07:25 pm
The foot soliders of Habarwal which are Habarjecelo ,Arab ,and Gadabuursi must get rid of Cigaal before another can happen. They are the one kept him in power all this time ,and they must save Somaliland before we all disapiar in a think air.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil arab

Thursday, February 08, 2001 - 09:57 pm
waar kaagan waalan ee nin awal la baxay hadii aan kugu sii dayno rag aanu ognahay wale bakhtiga ayaad xarshin ku cuni lahaydeen tan kale raga arab hadii aad isku soo jeediso taariikhdii dhabar macaan ayaa soo noqonaysa aanu sacad muusaha xabada la dhici jirnay markay cararaan ayaanu dhabarka ka toogan jirnay ilay waa naago aan wax iska cellin karine iminkana anagay askar nagu sheegayaan waa aduun rogan...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habar Yoonis

Friday, February 09, 2001 - 05:27 am
Salaan,

Waa iska xaal aduun Isaaqaw idinkaa taas ina baday, maanta walee geeleenu Nugaal iyo Garoowe ayuu daaqi lahaa hadanaydin naga raaci lahayn naaghaas.

Bal waa taase eega, Somaliland = Hargaysa maanta.

ala ciil weynaa..Sanaag meeday, Togdheer mee,Caynaba iyo meelihii lagu dhaaran jiray meeday???? .

aan ooye albaabka ii xidha..

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HY2

Friday, February 09, 2001 - 03:05 pm
Habr-Younis mee, halkeed Hargeisa geysay sxb. Miyeynay ahayn magaalo garxajis! siiba Habr-Younis.

Ilaaaah ba inaga dhigay mashriq iyo maqrib e ku mahadnaq sxb.

Burco iyo nawaaxideedana waxa u maqan rag iyo dollar sxb waa bari iyo saakadeeda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Black jack

Saturday, February 10, 2001 - 04:33 am
Iiddoor caqli yare ma waxaad isku maawelisaan oo been kale ah ayaad weydeen saaka.Ma runtaad diidaysaan nin Isaaqa ah oo faani kara maanta ma jiro aan ahayn H/Awal. Awal faanka isaaq H/Yoonis baa sheegan jirtey Maantase H/Awal ayaa ku doodeysa.
Horta anigu iiddoor ma ahi laakiin waan la socdaa xaalkiinna ee haddaba haddaan runta idiin kala sheego iga raalli ahaada .
Ninkan H/Yoonis la baxay ee ku soo hanjebaya maanta geelayagaa nugaal daaqi lahaa waxaan kuu sheegayaa Nugaal niman Dhulbahante la yidhaahdo oo weligood ku faana H/yoonis Ilaahay ka sokow inay danbaabaan baa leh.waa raggii ku faani jirey Xasan iyo anoo sida siciid lay xanbaaraayo
iyo maanta xaaddiyo gadhkoo xayga ka caddaatay xabbad iyo dil bay noo ahayd reer xirsi cismaan
Xubin kelya Hagar aadan baa iila xoog badani
Xashiishka iyo laba Muuse waa ku xadfanayeene
Markaa haddaad itaal u hayso maad dayseene dan ayaa ku seetaysay,waxaase la yaab leh ninkaagan H/awal ka soo cararay ee dhulbahante u soo hanjabaya.
Waxaanse anigu hubaa nimankan H/Awal inay yihiin dad jira oo wax qabsan kara ee aan hadal ka shaqayn dalkoodii dhiste meel kasta oo ay joogaanna waa dad muuqda bal Xamar eeg Hantida uu Jirde Xuseen keliya ku lahaa Garxajis oo dhami kuma lahayn,bal Jabuuti eeg bal carabta eeg bal qurbaha kale eeg markaa wax qabso hadal tiro habarawal iyo soomaali kaletoonna kaagama baahna ama marba meel claimgaree oo waxaa dhadaa anaa leh dadkan yaryar ee aan isku fillaynna sida H/j, Ayuubka, Toljeclaha iyo qaar kaloo badan weligoodba H/awal ayay hoos joogeen oo idinka ilaalin jirtey ee maanta maxaa cusub kuwaas bayna idinkaga adkaadeen illeen idinkaa cidla isdhigayae oo cidna la heshiin kari waayaye.
Adiga nin Awal, waxaan kuu sheegayaa in doora ayaan forumka la socdey adiga ka horna ma arag nin H/awal ah oo akhlaaq xumo ku soo qora waa maxay qabiilooyin iska dhan baa noo askar ah waar ninyohow xishood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil h/jeclo

Monday, February 12, 2001 - 12:31 am
ku naag awal waan is naqaanaa hadii aaynu nahay isaaq, hadii aanaan eegayn danta guud naagaha awal ee askarta nagu sheegaya kiriimkii ayay ka qaxi lahaayeen oo xarshin ayaa takfida iyo tukaantu ku cuni lahayd, somaliland waa dhul isaaq iyo inta la degtaa maamulkana waa lagu wada jiraa raga aad ka soo hor jeedaan waa kuwii burco nagula dhintay xiligii faqashta, waxaa laga yaabaa in kaaga warkan soo qoray aad dulcad qamandiga ku cunaysay xiligii ragu dhimanaayey
wabilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S.N.M.

Tuesday, February 20, 2001 - 05:07 am
SAXIIB MAR YA ALOOL WAANU NAQAAN HABAR AWAL WAA NAAGO YAGA OO ARAB HABAR JECLO IYO GADABURSI NOO SOO ADEEGSADA MOOYE DAGAAL LOONAMA IMAN KARAAN ,

LAAKINSE TARIIKHDA BEEN MA SHEEGTO DUL NAGU FILAN WAANU KA DAGNAA SOMALILAND,

WALEE SIDAA KUMA AY DHAMAANEYSO SHEKADANI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 20, 2001 - 10:23 am
NINKAAGAN H/A RAGANIMADAN BILAASHKA AAH AAD KU FAANAYSID AYAA IGA YAABISAY

SAAXIIB HADAAD NIN RAGA AAH TAHAY MAXAAD ADUU KALE AAH EEGU SOO BIXI WAYDAY????CAR CAR AWALOOW GARXAJIS OO QUDHA IDINKUU KALIA AAH ISKA CELIYA

GARXAJIS OO DHAN ISKA DAA LABADAA XABA EE HARGAYSA IDIN LA DAGAN OO KALIYA ISKA CELIYA ARAB IYO GUDUBIIRSII IYO AYUUB IYO DAD KALE ADUU AAN ADEEGSAN

HUUSH NAAGYEY NAAGTU DHASHAY RAGA HAA LA TIRSAN OO OROD OO KREAMKA MARSO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mujaahid

Tuesday, February 20, 2001 - 10:31 am
saaxiibayaal reeraha wada dhashay cayda ka daaya hhadii kale faqash baa tihiin dhamaantiin isaaq waxaba ha isku dirin faqashay adigoo kolba magac la baxaya ayaad qaldi kartaa?.caydu afkaaga iyo maskaxdaada ayey qudhminaysaa ee ogow waa hadaad wax isku falayso!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sacad power

Tuesday, March 20, 2001 - 02:21 am
waar nimankiinan isaaqow maydaan waxba hubsanayn waar waa xaarxejis ISKA DHIGAY AWAL OO WAA DACAAYADA AY DOONAYAAN INAY SOMALILAND KU BURBURIYAAN ILAYN NIMANKA ARABOW WAYNU WADA WASNEEE.
MARKAA HA U DHAQAAQIN MIDE KALE DEE ISAAQOW AWAL MA FAANOE NIMANKA BARTA.
Naagaha faana waa xaarxejis oo maatiya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAQAN

Tuesday, March 20, 2001 - 03:32 am
war ma dacas musse ayaa maanta leh askae baa habar jeclo iyo arab iyo gadabursi noo yahey, allah walee rag liita baad tihhin, hore baa loo yiri irbad dun ma galisaan afkuna waa idin deer yahey mesha aad isaaq ka xigtaan buu myth ka yahey,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S/Lander

Tuesday, March 20, 2001 - 08:25 am
Top nimanka halkan soo galay.

Mid baan idinku dhaaranaya oo ah qofka page kan furay iyo kuwa ka danbeeya ee habar jeclo iyo arab la baxay waa ka gar xais la yidhaah oo doonaya inuu khal khla dadka ku abuuro.

Markaa hadaad caqli leedahay in yarna ka fiirso intaanad reerna caayin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin yaaban

Tuesday, March 20, 2001 - 10:16 pm
waa laga yaabaa in lacagta cigaal u been sheegtay nagu sheego askartiisa
naagaha naaguhu dhaleen markaa wax ka celinay ayay iminka hadlayaan walee hadii laydinku sii daayo ragaan ogayn hadhuudhkii ayaad ku laaban lahaydeen
ilka dheer fowqa ilka dheer