Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Galayr dadka isku dir, qabiil walba ha is laayo. aaway hawshii macalinka kacaanku nabaray aabeheen.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jimcaale

Wednesday, February 07, 2001 - 01:32 am
C/qaasim war Galayr meesha dawlad kuma hayno, lacagtii aan baryadda ku helnay iyo middii aan dawladda Siyaad Barre ka xadnay, intiiba naga dhammaade, iska dhaaf dawlad aan dhisne xamar baa nalaku haystaa oo nala ku dilayaa marka meel walba holci, aaway taatikadii aabe siyaad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Buntland wase

Wednesday, February 07, 2001 - 03:46 am
Sidaas ayaan kugu ogahay taageere Cabdulahi Yusuf wad howsha mucardka ha ka daalin akhirka waxaad arki doontaan in Buntland la idinku imaado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Puntlander

Wednesday, February 07, 2001 - 06:33 pm
lol@doqonka magaca xun, war ma taag baa weysay waa kaa cayda kaa soo hartay, boowe isku tasho, nin facaa ha baryin, maxaad ii baryaysaa aniga iyo adiga wax inaga dhexeeya ayaan jirine.
adigay kuu taalaa sidaad uga bixi lahayd dhibka ku haysta.