Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): WAXA QARDHO KA DHACAYA MAAMULKAA EEDIISA LEH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 07, 2001 - 02:45 am
Waxaan arkaa waxa maanta qardho ka dhacaya in maamulku eediisa leeyahay.
1-Hadii rag looxir-xiray mudaaharaadkii kuwaas oo kuligood reer bari ah

Waxaa foolxumo iyo fashil siyaasadeed ah in magaaladii laga qabtay oo uu kuyaalo xabsiga ugu wayn ee pUntland laga kaxeeyo intooda badan magaaladii ay u dhasheen habeen la dhaafsiiyo kadibna gaalkacyo lagu xirto!!!!!!!!

Ma waxay hoos iska tusayaan maamulka Puntland dadka wada dhashay.
Ninka arinkaas ku kacay waa nin la dhihi karo waxa asal ahaan uu kasoo jeedaa Qardho
waa taliayah Booliska C/laahi Siciid Samatar, maxaa dhacay oo hadaan nahay reer gaalkacyood uga hortagi waynay qaska uu wado ina Samantar.

Waxaan dhihi lahaa dadka gaalkacyo loo soo masaafuriyay waa fitno hor leh ee hadii la xiraayo hala geeyo G-bari halkaasna maxkamad halagu saaro
Xalaal dharaar ayaa laquutaa, gaashaantina aamuskaa lagu meheriyaa
Walaahu aclam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ASKARI

Wednesday, February 07, 2001 - 09:27 am
INA SAMATAR IYO INA YEY WAA ISMADHAANTO IYO DHASHEED ASKAR AAN AQOON XUSHMAD QUUDI UUN BAY ARKAANE WAA IN AY REER PUNTLAND ISKA QABTAAN