Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): Hambalyo ReeR (Qardho) Waxay Soo Celiyeen Sharaftii Shacabka (Majeerteen)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ogaal

Wednesday, February 07, 2001 - 05:59 am
Saxiib

Waxay xaq uleeyihiin in ay iska qabtaan dulmiga, gardarada,maciishadii gobolka oo cirka
isku shareertey, shacabka weydiideen waxashnimada
C/yusuf.oo burburiye dhaqaalihii gobolka,
dhamaamaan shacabka majeerteen meelkasto ay
joogaaan, maanta waa waqtigii xisaabta.muxuu qabtey c/yusuf,hore aa loo ogaa in uu wax wanaag ah heynin,Ma wuxuu rabaaa in masaakiinta,maatida
xoolahoodii,in uu ka ganacsado,sharaf laawe
Shacabka wey kaceen ,diyaar ayay u yihiin in ay
difaacaan xuquuqdooda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMIIN

Wednesday, February 07, 2001 - 08:31 am
TAASI WAA RUN SHARAFTA PLAND WAA IN SIDA UGU DHAQSO BADAN LAGU SOO CELIYAA..
TAAGEERE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Eng Xarfo

Wednesday, February 07, 2001 - 08:51 pm
Mr. ogaal iyo amiin waad soo lunteen. meeshaan mataqaanan baan filayaa. waxaa kadhisan taaladii barigii ay majeerteenka idin soo iibiyeen tii ladhisay marka isaga carara. cabdulahi yusuf waa president of Puntland ma ahan madaxwayne hawiye ee ordoo kastuumooyinkii aad 90 jirada kala bixi jirteen iyo caruurtii aad cuni jirteen kadoonta Caasimadii qashinka ee Mogadisho. waxaan layaabay goortaad wax qorida barateen oo aad dad noqoteen idinkoo duurjoog ah oo aan cadayan baan wadanka kasoo tagaye. Eng Xarfo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ddd

Thursday, February 08, 2001 - 03:38 am
Majoos - 30 sanaa dad isku direyseen hada waxaa lagaaray waqtigii la isku kiin diri lahaa. Wax ha igha siinina waxaa ka heshaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DUUFAAN

Thursday, February 08, 2001 - 04:49 am
ddd= duli doofaar dufkubax ah

waryaa afka kalabax waxyaabaha khuseeya BOQORADA iyo SALAADIINTAAD ee HARTI
ayga sidaadoo kale maahee, yaase wax kuwaydiistay, waxaa tiri waa la idin isku kiin diraayaa, SU'AAL yaa isku keendiri kara ????
ma Ina Salaad Boy??? warkaas asagaaba tiisa layaaban oo banaanka ubixikarin ee naac naacda meesha kalatag

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ex-puntlander

Wednesday, February 14, 2001 - 09:33 am
Hadaan nahay Beesha dhulbahnte aad baan uga xunahay sida waxashnimada ah ee maamulka C/laahi yuusuf ula kacay odayaasaha reer bari iyo dhamaanba bulshada puntland,anagu ma taageersanin,waana naqaan wuxuu Oday Dudaaye galo ama gudo.
Markaa waxaan leeyahay aan meel uga soo wada jeesano sidii ninkan iyo dadka la midka ah ee uu ka midka yahay Ina Cabdi Xaashi iyo inta nacas ee hos fadhida C/llaahi Yuusuf aan isga qaban lahayn.
Anigu waxaan ku talin lahaa in la taageero odayaasheenii lagu yaqaaney degenaanta siyaasad wanaaga,oo ay ka mid yihiin,Maxmed Abshi,kingkong,xasan Abshir,Cali Khaliif,iyo kuwa kale ee madaxda ka ah dawlada Soomaaliya.
Su,aasha is weydiinta mudan waxay tahay maxay ku kala fiican yihiin nimakaas aan kor ku soo sheegay o aan weligood wax denbi ah dadkoda ka gelin,iyo C/llaahi yuusuf,oo aan qofna looga sheekayneyn tuu dadkisa mariyey iyo ta uu nala damacsan yahay maanta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ASAD

Wednesday, February 14, 2001 - 08:14 pm
OGAAL

C/laahi waxaad ku tilmaamtay inuu "waxshi" yahay. Waa eray uu Hawiya dowlda maamula uu isticmaalay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 22, 2001 - 01:49 pm
Hada Soomaalidu waxay moodaysaa in dadka mudaharaaday ee isu soo baxay yihiin Daaroodka walaalayaal magaalda Qardho ma faanka Daarood carriga ku rogay mise xaqiiqda xaqiiqda magaaladaas 95% waa Dir waxa gobalka waqooyi bari Soomaalinimad ku hayaana maaha laftaa yar ee Majeerteen ee waa anaga DIR ahaantayo anagu niman faan dhaqan ulh manihin Soomaaliaya ha noolaato dabo dhilifku ha dhaco,waryaa gobalkan waqooyi bari nus Dir iyo qabilooyin kaloo soomaaliyaa degtee maxaad marba magac yaroo aan jirin belekka ugu bixinaysiin war niyaw dadka Daaroodku dad xishooda walaahay maaha meel walba barobagaando iyo Majeerteeniya,ogaadeeniya,koomboqalaleexiyana waanu maqli,nin Soomaaliya ayaa maalin aad iigula doodaday gobalka bari waxaan usheegay cidaha dega anoo kuli xusay wuxuu igu yidhi arintaasi waa been abuurasho meesha Majeerteenaaa iska leh aad baan ugu qoslay hadalkaa waayo xaqiiqdii Bari Dirtu waa 55% halka Hawiyhuna ka yahay 25 inta soo hartayna maaha majeerteen sooca ee dad kaloo Daaroodka kale ahbaa dega waryaada duqa wuxuu idin baraad weli kusocotaan.magacaas waa la dhafaa.