Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): Dawlada Smaliyeed oo balanqaaday.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axmadeey

Wednesday, February 07, 2001 - 08:58 am
War ka soo baxay xafiiska madaxweynha kumeel gaar ka ah ee Somaliyeed baa sheegay in Daarood si nabad gelyo ah ay ugu soo laaban karaan ciidoodii Hooyo iyo Xamar cade. Warku waxuu intaas ku daray in ninkii lacag haysata uu keensan karo wadanka oo loo ogol yahay in uu dhisto guryo cub. Madamaa ay san dawladu hada lahayn Xisaab bangiyeed waxay dhamaantood isticmaali karaan si ku meel gaar ah xisaabta marwada maxweynaha Shariifo sheekh oo ka furan Talyaaniga bangiga Roome Xisaabta labarkeeda kala xiriira Yusuf Graad Cumarka BBC da.Ilma adeer Daarood laa takhaaf walaa taxsan ina naa macakum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOQOR

Wednesday, February 07, 2001 - 09:22 am
WARYAA TUUG YAHOW MARKAAN AFGUDUUD AAN ISKA QABANO ADIGA IYO INA SALAAD BOY BAA KU XIGA EE IS DIYAARI PUNTLAND HADAYBA SIFIICAN U DHISNATAY MARKAAN ODAYGAAN WAALAN OO INA CAYDIID IYO CAATO GAROWE HILIBKA KU SIINAAYAY HADAY WAKHTIGIISA U DHAMAATAY WAXAAN IMAAN DOONA RAGII IDIN YAQIIN EE ISA SII DIYAARSHA.