Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): Madaxweyne Cabiqaasim oo dad abaal mariyey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axmadeey

Wednesday, February 07, 2001 - 11:42 am
Madaxweynaha ku meel gaarka ah ee Somaliyee mudane Abdiqaasim ayaa maanta waxuu gudoonsiiyey bilad abaal marin ah S/Guuto Gaafow oo hore u ahaan jiray ku xigeenkii hogaankii socdaalka hadana ah taliyaha ciidanka sirta Soamliyeed.

S/Guuto Gaafow waxuu abaal marintaas ku mutaystay howshii ciidamada sirta Soamaliyeed ay baryahanba ka wadeen goboladii horay loo oran jiray puntiland. Warku waxuu intaas ku daray in Jananku uu ku guulaystay in uu laba laba isaga horkeeno maamul ku sheegii Cabdulahi Yusuf iyo dhamaan qabiiladii hore u ahaa dabadhlifiinta hadase hoos yimid maamulka mudane Cabdiqaasin.
Guul DKM INSHA ALLAHU BAY IYO WAQOOYI BAA KU XIGA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

U kuur gale

Wednesday, February 07, 2001 - 02:02 pm
Waryaa maxaad u dan leedahay, waxaad tahay Cumar Maxamuud iska dhigaaya Habar Gidir si uu Majeerteenka kale dhiigooda u kiciyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fARAx

Tuesday, February 20, 2001 - 02:21 pm
waan maqlay warkaas anba laakiin in la hubo iyo inkale ma kala aqaan,waxaanse umaleyn waxuun ka jiraan.