Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Puntland Politics: Puntland Politics (Current): WAR SAXAAFADEED UU MAANTA SOO SAARAY MUSHARAX UGU CULUS EE MADAXWEYNENIMADA PUNTLAND DR M A/RADHIID
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 08, 2001 - 07:13 am
Mohamed Abdirashid
Toronto, Canada

Distributed: February 8, 2001

Ugu horrayn waxaan u tacsiyadaynayaa gabadha kugeeriyootey
mudaharaadka kadhacay Boosaaso (Puntland), Waxaan Ilaahay uga
baryaayaa in uu jannadii kasawaabiyo. Caa'iladeedana waan u
tacsiyadeynayaa. Dadkii kale ee meeshaas ku dhaawacmayna Ilaah
waxaan uga baryeynaa inuu caafimaad siiyo, oo ay kasoo kabtaan
dhaawacaas.

Mudaharaadkaani wuxuu ahaa mudaharaad xaq ah, mudaharaad
xuquuqda insaanka ku dhisan, xuquuqda shaqsiga ku dhisan,
dimoqraadiyo kudhisan, nabad kudhisan. Waxa laga
mudaharaadaayana waxa weeye lacagta beenta ah, sicirka nolosha oo
cirka kudhegtay noloshii dadkana ciriiri gelisay iyo dastuurka oo
dawladdu ay rabto in ay khalkhal geliso. Dawladduna waxay
isticmaashay xoog ayadoo uga dan leh in ay Puntland qas ka kiciso.

Dawladda waxaa xaq ku ah inay dhegeysato baahida bulshada
Puntland, inay dhegeysato dhawaaqa dadka mudaharaadayey, waxa
ay dhibsanayaana ay wax ka qabato ayey ahayd. Ma ahayn in ay
xabbad isticmaasho, waxay ahayd nabadda Puntland in la ilaaliyo.

Waxa aan leeyahay dadkii shalay lahaa dawladdaan baan rabnaa in la
dhiso nabadda puntland bey ilaalineysaa haku quustaan waxa dawladu
ay ka samaysay magaalada Boosaaso, dhiigga ay ka daadisay in ay
san ahayn dawlad nabad raadineysa ee ay tahay dawlad dhiig
daadineysa .

Waxaan ka codsanayaa Isimada Puntland oo dawladdaan rabey in ay
dhalato, in arrinka maanta taagan ay wax kaqabtaan oo nabadda
Puntland gacanta ku dhigaan maadaama ay dawladani ku tagri faleyso
baahida bulshada Puntland.

Dadka Puntland mudaharaadyada xaq baad u leedihiin waa in aad
waddaan, waa in ay ahaadaan mudaharaad nabad ah, waa in ay
ahaadaan mudaharaad cilmi ku dhisan, waa in ay ulajeedadoodu
tahay in dalkan dimoqraadiya lagu abuuro, lagu xukumo, xukunkan
caadil darrada nagu hayana nooga tago.

Waxaan ka codsanayaa dadka Puntland in aan nabadooda khalkhal la
gelin oo ay iska ilaaliyaan, kuna dadaalaan cadowga gudaha iyo
dibadda siday isaga tiirin lahaayeen kuwaas oo qaskooda raba,
nabadooda in ay dhunto raba. Laba cadow baa gacanta idinla soo
galay, waxaan idin leeyahay nabadiina iyo midnimadiina ilaaliya.

Shacbiga Gaalkacyo dega iyo isimada magaalada Gaalkacyo waa in ay
ka shaqeeyaan sida loosoodeyn lahaa dadka halkaas lagu xiray.
Gaalkacyo waa frontline, ehel isku xiran bay u baahantahay, ehel dab
la isugu dhiibay uma ay baahna. Dawladani dab bey isugu dhiibeysaa.
waa in aan anagu sidaan isugu xirnaanlahayn, saan nabadeena u
ilaalin lahayn, saan dimoqraadiyadeena u dhalin lahayn, iyo saan
xukun fiican ee baahida bulshada Puntland qabto buuxin lahaa loo
helilaha kawada shaqaynaa.

Waxaan idinka baryaayaa in jiritaankiina, ehelnimadiina, midnimadiina
iyo nabadiina aad adkaysaan inkastoo cadow dibadda iyo gudaha ah
ay dagaal xun idinku hayaan.

Ilaah baan idiin baryayaa, waan idinla shaqaynayaa, hoggaankaan
qabaneynaa, waana dadaaleynaa, nabad baan keenaynaa,
dimoqraasiyaan keenaynaa, Ilaahayna hanagu garabgalo, kuwii
tari-jirey, kuwii tari-lahaa, kuwii tari-doona Ilaah hanaga dhigo.

Puntland hajirto, Soomaaliya hajirto.

Mohamed Abdirsahid
maarashid@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TRUE SOMALI

Thursday, February 08, 2001 - 11:48 am
TO:THE PERSON WHO STARTED THIS CONVERSATION.
CRISIS-CRISIS-CRISIS-CRISIS-CRISIS-CRISIS
NINYAHOW YOU ARE RIGHT THE SITUATION IN PUNTLAND IS SCALATING.
QALATKA WAXAA LEH MAAMULKA PUNTLAND OO DAKA MASAAKIINTA AH U DIIDAY IN AY BADA KA KALUUMAYSTAAN CANSHUURTII CIRKA KILIYAY IN THE MEAN TIME THEY NEVER BUILD A HOSPITAL OR A SCHOOL FOR THE PEOPLE. ( SORRY MY SOMALI IS NOT THAT GOOD.)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badhan

Thursday, February 08, 2001 - 12:07 pm
Waar af Somaliga farta waaweyn nooga daaya nimankinan Baantuuga ahi. Waar xitaa hadaad magaca umada Somaliyeed eed gubteen ku hesheen qaxootinimo miyaad garanweydeen in aad tag taan iskuulda bilaa lacagta ah ee meel kasta ka furan

Waar Baantuuyahow dugaagu dhalay sidii kolkii horaba aad ku timaaden geeska Africa baa laysku haystaa...Waar waxan qandhicilka ah maxaa magac nala wadaajiyey....Wakhtigaygaan ku dhuminayaa in aan la doodo qadhmuun caloosha digiri ka duqaysay oo kuligood xaadh walwaal dhalay.

Berigii dhaweyd een Puntiland joogay waxaa Garoowe lagu qabtay shixnad darooga oo uu leeyhay Caydhka ugu weyn waa ina Boye.. Waar bal ilaah baa idinku dhaarshaye waxaas bay ku sheegin dawlad Somaliyeed.
Naclatulaahi calaykum yaa mother f..........mooryaans waar waxu xishood daranaa...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amiin

Thursday, February 08, 2001 - 09:01 pm
to badhan wase

khaniis bad tahaye kabax arimaha pland ya ibnul xaaran .
mother f .
doofaar doofar dhaley get out..
amiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yusuf Qardho

Thursday, February 08, 2001 - 11:19 pm
To:Amiin.
Khaniis malaha adaa ah nin waliba wuxuu yahuu dadka moodaa.
War ninka ka bax aad lee dahay xalaal PL ah weeye ee adigu calool shiisa u shaqaystayaasha miyaad ahayd maxaad uga xanaaqday ninka Badhan ah warkiisa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaab

Monday, February 12, 2001 - 05:06 am
To:Badhan
Waryaa baranow,war ninyahaw nimanka mooryaan layiraahdo waxay adiga kugu noqdeen booranihii dadka laga tumi jirey ee hallagaa dabiibo!
Mase waxaad is leedahay dadkaaga kummidee oo yaysan kaddoodin wixii qaladehee jira!
Ma ogtahay saaxiib in mooryaantaas was waaska kugu noqdayba uu maanka ka xaday ina yayga aad la waalatay saaxiibkiisi rumaad Caydiid!Sidoo kale Caato iwm.Waxay ugu sheekeeyeen waxa uu dadka usheegayo ninka adiga kaa dhex hadlaya!
Runtu mar uunbey bannaanka iman!
Cadaawaddaan qabaa,ilkee labbuufinayo ragbaa jago ku raadsanaya wayna u caddahay qofkii indho leh!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amiin

Monday, February 12, 2001 - 07:32 am
to yusuf qardho ..you petch
mother wase your self .
ya ila hadal ku dhaheyyaa xaran ibnul xaaraan
teneg ey ey dhaley .
labadaba ku dhashey .
ee adiga naftadu arimaha pland kabax .
waxba kama taqanide geela beydhabo yaa biyaha barey.
fakin caleyk.
take it your way.
dont tolk.
be quate ok.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shirwac

Sunday, February 18, 2001 - 05:52 pm
Badhan nin loo gali karo ma ahaa wiil xiniinyo eebe ku manaystay weeye,doofaarta iyo qarmuun hawiyana warar aanu ka sarayno noolama iman karaan.ninka qoray warka uu ku sheegayo ina cabdirishiidna waa kalab aan jirin oo hawiye haaweeye dhashay ah...nin ku lumayana ma jiro
waxayse taladu aniga ila tahay bahdanow wax ala
wixii aad aragtid inay yihiin wixii aad iska garanaysid in la ignore gareeyo haday rabaan iyagu kun jeer ha isu jawaabaan....saas weeye Brother man.