    REER- MUDUG- MAN | Thursday, February 08, 2001 - 12:01 pm MISTER BY THIS YOU ARE WARNED! STOP THE POLICE VIOLATION AND CRUELTY. BEFORE IT IS TO LATE. ADIGA REER MUDUG BAAT TAHAY WALAALAHA PUNTLAND HADII AY IS TAKAALAAN. MOORYAANTA XAMAR MEESHA UGU HOREESA OO AY KU DUULAYAAN WAA MUDUG BECAUSE AYADAA U DHOW. |
    XAQIIQLOW | Thursday, February 15, 2001 - 12:31 pm that is true i am agree with you |
    REER HERSI | Thursday, February 15, 2001 - 12:34 pm Dadka oo dhan hatii ay sidaan oo kale sida reer mudug man ay runta u sheeki lahaayeen somaliya way badbaadi lahayd Thank you reer mudug man. FOR EVER PUNTLAND AND SOMALIYA |
    REER -QALAF | Thursday, February 15, 2001 - 12:59 pm Dadyahow ninkaan cabulahi yusuf ma oga xukun xumada waxay keeni karto. wixii ay reer puntland ay ku hishiiyeen oo ay cabdulaahi yusuf ku doorteen kama mid aheen in badda companiyo ajanabi ah ay qashin ku kuraan oo cabdulahi lacag u tuuraan, iyo in contract lala kalo companiyo ajanabi ah oo kaluunka kurta. Iyo in canshuur xad dhaaf ah dadka laga qaado oona waxna loogu tarin oo meelna loo dhisin. Reer mahad buu isleeyahay wax tar oo u eexo oo mareexaanka see soomaaliya ka ahaayeen ka dhig yacni suu siyaad barre marexaanka ugu hilin jiray waakii kacaanka. War ninyahow cabdulaahi yusuf la yiraahdo intaa reer mahad wax tar is leedahay dhibaato iyo eed ha u keenin.hatuu dagaal reer puntland ka dhex dhacana hawiyo ayaa ka faa'idaysanaya cumar maxamuud ayaana frontada xigo oo hawiyo xuduud la leh.War dhibaatada naga daa oo walaalaheen hanugu tirin hawiye anakeey noo hor baabi'inaayaanee. anigu waxaan ahay nin cumar maxamud ah reer mahad waa walaalaheey dhibatatooda waa dhibaato cumar maxamud iyo mid majeerteen. |
    FAARAX SHIRWAC | Thursday, February 15, 2001 - 01:06 pm Xaqiiqlow, You are so stupid. Why don't you wait few minutes before changing your name to "REER XIRSI". War dulliyohow ma garan wayday inaan 3 minutes cidina jawaab kusoo bixin karin, adiga mooyee. Markaad wax kasta isku dayday, hadda waxay kaa geyn wayday inaad Cumar Mahammud ku wareegto. Kan Reer Khalaf iska dhigayana ama waa adiga, ama waa adoo kale oo aan Ab iyo issir toona u galin dadka uu sheeganayo iyo kuwa uu ku dirayo toona. Reer Khalaf fartoodaan aqaannayoo, liidnimaad wax u qortay uma hadlaan maandhe!! |
    BICIIDYAHAN | Thursday, February 15, 2001 - 06:27 pm MY OPINION: Intii majeerteen kala tegi lahaa, ina Yey ha tago. |
    amiin | Thursday, February 15, 2001 - 10:43 pm to biciidyahan walaahi anaa ku kugu raacey taas oo waxaan wali ku dari lahaa qabiil yaanaan isku fiirin oo ey ugu wacan tahey waxaan nahey dad wada dhashey ee aan xooga saarno inaan aqoon yahankeena aqoonsano hadaanaan aqoon yahankeena mudnaanta kowaad siin wax kala soconaaya ma jirto asagaan ka dan beynaynaa nana xukumaayo ciduu noqdo reer pland haka noqdo. muhiimadu waa inuu reer pland u dhashey . aqoon sarena lee yahey . cabdulaahi waa askari , askarina intaa waa dagaal ooge. marka dadow aniga waxaa iga talo ah oo iga digniin ah hadaad aqoonyahankiina doorataan koley waxay ila tahey inaan horumar gaaraysaan . hadii kale ogaada hadaad jaahil doorataan ihhiii inaan walaahi ciribdaro lakulmeysaan iyo ogaada mida kaliya oo idinka maqan waa aqoonyahankiina ood qiimeysaa kaasoo idiin fur furaya nolosha hadii nolosha leydin fahansiiyana horemarku wa ku xigaa . waxaaba laga yaabaa iney pland kuweyt yar idiin noqoto.' farihiina dhunkataan . no military leader he muste go we need well educated peaple bye amiin |
    weerar | Thursday, February 15, 2001 - 10:47 pm abdulahi rer buntlandi muxuu uhaayaa waa waxba haku wareegiyo xukunka dadka uqalba si dhaqso ah hadii kale .askarta reer bumtilandi oo kaliya ha utaliyo oo yuu siyaasada bumtilandi galin. jaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw |
    XAQIIQLOW | Friday, February 16, 2001 - 01:37 pm TO: FAARAX SHIRWAC Mid reer baadiyo ah ayaad tahay. I am the one and the only XAQIIQLOW i will never change my name. Who said you can not answer at the same time have you tried. War aniga reer QALAF ma isku bixin reer Qalaf mana ihi. |