    UGAASKA | Thursday, February 08, 2001 - 03:33 pm SHAN HAL OO AN GEBIGOODA NACAY WAA I GELIWEYDEY (AFYARE ALlAAH HA NAXARIISTO). Waxaad mooddaa in somalinet.boggaan ra'iyga PUNTLAND dadka wax ku qoraa in ay u badan yihiin dad yar yar oo aan la socon waxaa Puntland ka dhaca amaba aan garsho weyn lahayn baadhitaanna aa samayn karin. Dhowaan mudaaharaadkii nabadda ahaa ee ka dhacay Magaalada Bosaso,dabeedna kusii fiday inta u dhaxaysa Bosaso iyo Qardho,si xun ayaad uga hadasheen,Mohamed deeq(sahan Weriyeheeda)wuu marin habaabiyey sabatana ma garanayno. markaa haddii aad ka hadasho arrin aadan wax ka ogeyn waxaan filayaa in aad gef weyn gelayso. Mudaaharaadku wuxuu ku salaysnaa iyo ujeedadiisu waxay ahaydba si xun ayaa loo sheegay. marar badan ayaan Bosaso la hadlay sababta wax u dhaceenna waa la ii sheegay.dhammaan dadka la xidh xidhay ee Galkacyo loo gudbiyey magacyadooda iyo reeraha ay u kala dhasheen ayaa la iisheegay. waa lix isku beel ah iyo shan isku beel ah(afar isku jifi ah iyo hal gaar ah). sababta ay sidaa u noqotay ayaa ah arrin aad looga shakiyo. Mar ayaan idhaahdaa ma mu'aamarad cabdillaahi loo dhigayo inta maqnaanshihiisa laga faa'iidaysto oo la doonayo in dadka lagaga horkeeno .mise wax kale ayaa meesha ka jira. waayo dadka Gallkacyo la geeyey waa lix dishiishe ah iyo Afar Cismaan maxamud ah iyo Hal Cali Jibaraa'iil ah. waxaa ah mid aad u adag in ay dadkaasi ahaadaan dad carta taageersan oo sida uu sheegay maxamed_deeq(sahan)lacag xamar looga soo doray. waa dad wada Ganacsato ah oo Gobolka laga wada yaqaan.oo wax u dhigma siddeed kun oo doolar aan lacag u aqoon. Haddaba geelow markaad ciin daaqdo ayaa laguu yaabaa waa tii la yidhiye,maanta ilaa Jimcadii Bosaso Gaadhi masoo gelin Gaadhina kama bixin aad ayaa loo cabsi qabaa,bannaan bax kale ayaa la diyaarinayaa,waxaana la sugayaa Cabdillaahi in uu deg deg u sooo noqdo haddii uu arrinta meel fiican ama go'aan fiican ka qaadan waayona waxaan u malaynayaa in ay tahay Gabagabdii PUNTLAND. weynu ognahay in seddexda Gobol iyo labada qaybood ee la sheego in ay Puntland ka koobantahay uu gobolka bari ahaa kan dawladda ugu tageero badan waxa dawladdu ku shaqayso ama ay wax kul aaluushto ama ay cunaanba uu Gobolka bari ka yimaado marka laga reebo taageerada dibadda. waxaynu kaloo ognahay in sool iyo sanaag bari aan beryahaan dambe la odhan karin waxay si buuxda uga tirsan yihiin PUNTLAND. haddaba Bosaso iyo Qardho Dhibaatadaa ka dhacday waxay Horseedi doontaa Haddii aan si caqli ku jiro wax looga qaban gabagabdii PUNTLAND. waxaan diyaar u ahay in aan kala doodo qof kasta oo macquul ah arrimahaa caynkaas ah. dacawadu markii ay cidu wey xareedisay baa la yidhaahdaaye haddii ay weydo mid kale oo u jiibisa wey mergataa baa la yidhaahdaaye. ALI A.Ugaas. |
    Garoowe | Sunday, February 11, 2001 - 06:24 pm Walaal si kasta oo aad xaqiiqda warka u hayso, ma wanaagsan tahay inaad kala gurgurto dadka beelaha hoos yimada xuukumada Puntland. Soomaliya waqti aad u xun ayey ku jirtaa ilaa iyo in muda ahna ku jirtay. Ilaa iyo inta aan xasuusto cadaalad daro ayaa Soomali lagu maamulayey. Puntland waa dawlad gobaleed dhaqaalo badan aan heysan cadawgeediina ilaah badiyey. Madaxweyne C/laahi waa ninkaas iska xanuunsan, Soomalina waa dadkaas aadka u qalafsan oo laaluush iyo dhibaato mooyee aan dheeftoodu badneyn. haddii waxii naloo sameeyey ee waqtiga iyo lacagta la geliyey anaan ilaalsan yaa noo ilaalinaya. Dhibaatada gobaladan ka dhacase mar walba ma Puntland baa leh. Mida kale ma tan Carta ee lacagta faalsada ah maanta ummada ku harqisay oo wadankii min daraf ilaa dacal maanta sici bararka u sababtay ayaan dhulkayagii intaa nabad ahaa u duminaa. Maamul haddii u dhibaato geysto waan iska qabaneynaa, adiguse kala saarka aad nakala saareyso naga daa oo ogow in aan ka xunahay qof kasta oo reer Puntland ah oo xornimadiisa iyo sharaftiisa iyo xoolihiisa wax loo geystay oo aan marnaba aanan raali ugu noqaneyn in maamulku uu noqdo kii Siyaad ama tuugada Ceyr. |
    BOQORKA | Monday, February 12, 2001 - 06:48 am to: Ugaas war nin yahow adaan kaa arkay ninka kaliya oo lasocda xaaqiiqda dhabata ah oo kajirta Puntland, waxaan meesha isgu yimaaday waa dad aanan garanayn wax aad ka hadlaysid meel kale iyo difaacbay isaga jiraan garan maayaan waxaan inay yihiin arimo loo bahan yahay in wax laga qabto si aan Puntland jajab ugu imaan laakiin hadaad runta u sheegtid cay iyo aflagaado baa laguu gaysanhayaa, ayagoo waliba isku malaynahaya inay Puntland difaacaayaan ayay wixii loo baahnaa in wax laga qabto cagta ku laadaayaan, marka boowe ha isku daalin qoladaan waa kuwo jahwareersanee. VIVA PUNTLAND |
    Badhan | Monday, February 12, 2001 - 10:08 am The names such as, Boqorka, Ugaaska show how classless you people are. Even the real Kings of Somalia, Cisman Maxamud, are embarrassed to use these names today. The truth is we all know who the Kings of Somalia were, and the region that had produced more Kings and more smart men and women than any other region in Somalia, Puntiland State of Somalia. Therefore, for you low life scam Moryaans to address yourselves as kings, Drs and rulers is a complete insult to our intelligence. So why don't you shut your filthy black holes up and accept that your helpless who needs to be rescued by the real kings. Puntilander who hates the old Faqashis, the Ina Cigaal ones and the new one of the Ceydh... |
    som | Tuesday, February 13, 2001 - 09:12 am Fcuck the MJ and cismaan max'muudkaa sheegeyso, the real looser in puntland are the MJ. the other tribes are fine viva somalia |
    CALI YUSSUF | Tuesday, February 13, 2001 - 09:52 am TO: SOM waryaa najis najiskiis waryaa afkaada huurada leh kadu Boqoradaada yaa ku yiri hadal ayagoo Boqorada hadlaayaan akhlaaqdaas intee kakeentay miyaadan waxna ku baran KARBAASHKII aleelahee inaad u baahantihiin KARBAASHKALE asluubtii baa kaa halowday war AAMU oo afkaada huurdaleh xir meeshii oo dhan quruntee ufufuufufuuffuuff DUF KUBAX ari ma MOORYAANTII baa ufufufufuf waaba mid aan weli isasoo dhaqin. AAWAY (BADHAN) ARI BOOWE KANI MEESHA KASAAR QURMUUNKIISA BAA LAL FADHINWAAYEE uufufufuf ari ufufufufuf ARI wuxu qurmuun badaan intee ka yimid Ma xarunTa XAARKA EE SOMALIYA EE XAMAR buu kayimid???!!!!! |
    TIINLE | Tuesday, February 13, 2001 - 07:03 pm UGAAS With all due respect sir, whether to protest against Ina yey or support him there is nothing to rescue ina yey's fiefdom. Now you are worrying about jailed People, next ina yey will hang them in front of you and you can't stop him, so get rid of him and his fiefdom before it is too late. SOMALI WEYN or Under The banner of clan chiefs. To BADHAN Oooops Buurtinle. Kings of Somalia? What? There were nothing call kings of Daaroods ever existed let alone kings of somalia. Sir, every clan have their own chiefs what ever they name them Suldaan,Garaad,Ugaas,Boqor,Malaaq,Wabar,etc. all same, all are clan chiefs nothing else. So please be realistic. In eastern Sanaag there are non-Warsangelis and they have their own chiefs. |