Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Waa yaabee nin joonyado lacag ah la soo dagayo iyo kan suuqa ka xamaalanaya sidee loogu kala gar naqi?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wardheere

Thursday, February 08, 2001 - 03:42 pm
Dowlad ku meelgarka ah haba yaraato awoodeeda
waa loo garaabayaa daruufo badan oo jira owgeed
laakiin waxaa aad ulayaabaa dadka maalin walba
la leeyahay lacagbeey la soo degeen,meeshii la
doono ha laga keeno,qaasatan xamar oo dowladii
joogto,hadana laga soo saaray sharci sida aan
maqalnay,suuragal manoqonwayday in wax laga qabto
haba yaraatee?mise isku dayday dowladu arinkaas
wax ka qabashadiisa?
dowladuse qorshaha ma ugu jirtaa in ay sameeso
lacag aan aheen middan meelwalba laga soo samaysanayo?
cidii xogool aheey wax ka dheh
kii rayi ka dhiibanayaa qaabkaan waalida ah
bal talo nasii qaasatan dadka beecmustarka waxkala socdo ama dhaqaale yaqaan soomaaliya ah,
wax uun baa la sii dajinayaa wax saas u qaylinayaana lama arko,ma dadkaa raali isagawada noqday,mise baahi baa dadku u qabaan imaashaheeda
si wax u socdaan waan fahmi waayay.
waadmahadsantihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAADEEY

Friday, February 09, 2001 - 02:55 pm
DOWLAD SIDA AY KA YEELAYSO IYADAY JIRTAA
WAXAA INI KA JAWAABAYAA CINWAANKA SIDEE
LOOGU GAR NAQAYAA NIN OO LACAG LA SOO DEGAY IYO NIN MISKIIN OO XAMAALI AH,SAXIIBOW SAHAL LEE WAAYE
IS WEEY DII LACAGTA GODKA MALALAGALIHAA?

MAYA WAAYE-MUXUU KA QAADAHAA HAL GOOD CAD.
OOW XAMAALI ASAGANA MUXUU ADUUN KA QAADAHAA
ASAGANA HAL GOOD CAD-IIHI GAR NAQ MAA KUU DHIMIANHEE JUUNI LACAG HAMAASHAYAA IYO JUUNI SHAMIINDO XAMAASHAYAA GOOD BAFTO CAD LEE KU
LEEDAHAY ADUUN MARKII LAGAA GALBIHAAYO
CAMALKAA AA KU HOR SOCDO OO GODKA KULA GALAAYO
INTA KALE JIKEEY KU SOO NOQOHAAYAAN
ADUUN CAMAL FIICAN ILAAH KA CABSI KAASLEE
KU DADAAL..WAABA FIICANTAHAY HADIIS MASKIIN LAXAW KUGU HAAYO TAAS AAN INA NAFTEEY KUUGU JAWAABAY
ISMA SOO LURI LAHEENBA,.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 11, 2001 - 02:46 pm
SXB YAABKU KELIGAA MA AHA. DALKII IYO DADKII WAA ISLA WADA KACEEN MAR QURA. WAXAAS WAXAA KA DARAN DHIIGA IYO DHACA, KUFSA SHADA WELI DALKII KA SOCOTA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mumin

Monday, February 12, 2001 - 04:15 am
to. maadeey
walaal waan ku salaamay jawaab inta aad bixisay ayaana qof kasta oo soomaali ah ku filan, waxaanse u raacinayaa, kuwo waxaa jira lacag aad u fara badan leh hadana dhadhanku ka maqan yahay, waxaa kale oo jira qaar lacagtu ka badatay hadana la, wax ka dhaxla, xataa gabar. marka maal waxaa ugu fiican mid xalaal ah oo caafimaad leh. nimankaan lacagaha wadanka soo gelinaya waxay aaminsan yihiin oraahii gaaladu aaminsaneyd ee ahayd "lacag in lahelo ayaa muhiim ah qaabka lagu helayase muhiim ma ahan" dowlada cabdiqaasim iyo galeyrna waa ceeboobeen ee meesha ha iskaga tagaano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siraaje

Tuesday, February 13, 2001 - 04:34 am
Aniguba hadaan garanayo siaan usamaysto waan samaysan lahaa,xoolo bilaash ah yaa dayn lahaa waa waxa qurbaha ina wada keenay lacag raadine ninkii fadhigiisa iyo xamar kuhelaa malaayiin waa ugashay walahi