Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Dowladda - Somali Government: Dowladda - Somali Government (Current): Yusuf Garad BBC-da sida CNN wararka ugu hormariso Yahuuda ayuu doonayaa inuu wararka Cayr first of all ka dhigo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Soomaali

Friday, February 09, 2001 - 12:06 am
CNN-ka warkastoo Yuhuudu leedahay ayuu mudnaanta koowaad ka sii yaa akhbaarta kale sidaas oo kale ayaa dhawaanahaan waxaa noqday BBC laanta afsoomaaliga oo dicaayad badan u samaysa dawlada Cayr iyagoo ku riyoonaya inay af ku helaan waxay xabada ku waayeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

quuste

Saturday, February 10, 2001 - 07:06 pm
Yusuf garaad ma cayrr buu ahaa,nin saxibkey ah
ayaan ethiopia ku arkay waxaan ka wareerstay
wadanki markaasuu xamar waxaa ku haray ceyr dadki oo dhan way soo raacdeyen ,anna kuma noqon
doon in ceyr joogo